Banaan Bax Balaadhan Ayaa Ka Socda Afaafka Hore Ee Madaxtooyad Somaliland +Cida Dhigaysa

Dibadbaxan oo noqonaya kii ugu horeeyay oo dhigaan ciidamadii hore ee naafadda xoogga dalka ayaa xiligan ka soconaya ilinka hore ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya....

Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Qadiyada Ganacsade Axmed Geelle, Baaq-na U Diray Salaadiinta Beesha Arab Iyo Madaxweyne Geelle

Boqor Buurmadow Oo Si Faah-Faahsan Uga Hadlay Qadiyada Ganacsade Axmed Geelle, Baaq-na U Diray Salaadiinta Beesha Arab, Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Geelle,    ...

Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Oo Ku Gacan Saydhay Inuu La Kulmo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Sababta

Hargaysa(somalilandmirror)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa laba maalmood ka hor waxa uu dalbaday in uu la kulmo ganacsata iyo siyaasiyiinta beesha...

“Dastuurka Federaalka halkaanu ka soo galnaa, dastuurku ma Koofur baa mise Waqooyi..”Xildhibaan Xuseen Carab Ciise.

Moqdisho (Somaliland Mirror)-Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa cabasho ka keenay arrimaha Dastuurka oo weli howshiisa...

Maraykanka oo Turkiga uga digay inay Ruushka ka iibsadan hub cusub.

– Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Mike Pence ayaa Turkiga uga digay gantaallada uu Ruushka ka iibsanayo ee S-400 ee lidka diyaaradaha, kaas oo Washington...

Daawo:12 Wiil Oo Gabadh Ku Kufsaday Magaalada Boorama Iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Si Kulul Uga Hadlay.

Daawo:12 Wiil Oo Gabadh Ku Kufsaday Magaalada Boorama Iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Si Kulul Uga Hadlay.

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xaalad Xasaasi Ah Oo Soo Korodhay & Arrimo Uu Soo Bandhigay.

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xaalad Xasaasi Ah Oo Soo Korodhay & Arrimo Uu Soo Bandhigay.

Xisbiga Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Bedelay Magaca Iyo Calanka Xisbiga.

Xisbiga tallada haya ee Gobolka Soomaalida ee hoostaga dowladda Federaalka Itoobiya oo shir uga socda magaalada Jigjiga ayaa isku raacay in la bedelo magaca iyo Calanka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Safiiro Ah Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ballaadhan oo safiirro ah oo ka socda dalalka Denmark,...

Halkan Ka Daawo:Gudoomiyha Xisbiga Kulmiye Ee Imaaradka Jaylaani Maxamed Xaaji Ibraahim Oo Hambalyeeyey Safiirka Cusub Ee Madaxwene Biixi Umagacaabay Dalkaasi.

Daawo:Gudoomiyha Xisbiga Kulmiye Ee Imaaradka Jaylaani Maxamed Xaaji Ibraahim Oo Hambalyeeyey Safiirka Cusub Ee Madaxwene Biixi Umagacaabay Dalkaasi.  

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com