Dawlada Soomaaliya Oo U Yeedhay Laba Safiir Oo U Fadhiyey Wadamada Carabta Iyo Ujeedada Ka Dambaysa.

Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa dib ugu yeedhay laba ka mid ah safiirada u fadhiya wadamada carabta. War ka soo baxay wasaarada arimaha dibada soomaaliya ayaa...

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Jabuuti Iyo Arimaha Laga Wada Hadlay.

Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Ethiopia, Gedu Andargachewu ayaa kulan qasriga Madaxtooyada ee dalka Djibouti kula yeeshay Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar...

Dowladda Iiraan Oo Shuruud Ku Xidhay Inay Wada-Hadlaan Dawlada Mareykanka.

Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani waxa uu maanta sheegay inay Maraykanka la bilaabi karaan Wada-xaajood, haddii ay dalkiisa ka qaadaan Cunaqabataynta saaran....

Madaxweyne Biixi Oo Cadaadis Kala Kulmaya Weerar Ay Ciidanka Somaliland Ka Fuliyeen Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sanaag.

21-kii bishan May ciidamada Somaliland waxay degmada Damalla Xagare ee gobolka Sanaag ka celiyeen wasiirka waxbarashada Puntland oo ka soo jeeda degaankaasi. wasiirka oo...

Kenya, Somaliland seek to strengthen economic ties

Kenya remains key to Somaliland’s quest for international recognition, the Horn of Africa country’s Ambassador to Kenya Bashe Omar has said . Last week...

Ex Madaxweyne Silaano Oo Gurmadkii Ugu Horooyey Soo Gaadhsiiyay Dadkii Ay Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Roobabkii Ka Da’ay Burco.

Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa maanta kaalmo gaadhsiiyay dadkii dhawaan waxyeeladu ka soo gaadhay roobabkii ka da’ay magaalada Burco. sidoo...

Daawo:Maamulka Gobalka Togdheer Oo Xadhiga Ka Jaray Qayb Cusub Oo Shirkada Najma Cosmetics Compay Burco Ka Furatay.

Daawo:Maamulka Gobalka Togdheer Oo Xadhiga Ka Jaray Qayb Cusub Oo Shirkada Najma Cosmetics Compay Burco Ka Furatay.

Dawlada Itoobiya Oo Dal Madax Banaan U Diwaan-Galisay Jamhuuriyadda Somaliland.

Dawladda Itoobiya ayaa mar kale soo jiitadatay indhaha Soomaalida ka dib markii Somaliland u diiwaan galisay dal ahaan. Barta rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Indho-Qarsaday Xuquuqda Shaqaalle U Soo Dhabar Adaygay Qaranka Oo Uu Xaqoodii Ku Raalli Geliyey Cid Uu Soo Xushay

Waa musuqmaasuqii abid ka dhaca Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, taas oo uu geystay agaasimaha guud ee wasaaradda Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye. Dadkan ku jira liiskan...

Wasiirka Warfaafinta Oo Nidaam Qabyaalad & Qaraabo-kiilnimo Ah Ka Bilaamay Wasaaraddaas

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye,ayaa qaaday tallaabooyin u muuqda qaar dib-u-istaadhaya buuqii iyo is-qab-qabsigii ka dhex jiray...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com