Nuxuka Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Arimaha Lagaga Dooday.

Kal-fadhigii 29-aad ee golaha wasiirradda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Wefti ka socda Dalka Koonfur Afrika Iyo Nuxurka Arimaha Ay Kawada Hadleen.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda xisbiga tallada dalka koonfur Afrika ee ANC....

“ Madaxweyne Biixi Qalbigiisa Daaro Dhisasho Iyo Duunyo Urursi Ayaa Ku Weyn ” Afhayeenka Xisbiga Waddani.

 Afhayeenka xisbiga Waddani Siyaasi Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa waxaa uu eedeymo adag u jeediyey xukuumada Kulmiye ee talada dalka  haysa isaga oo si gaar ah uga...

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Dhagax dhigey Dibu-dhiska Wadada Hargeysa ilaa Kala-beydh.

Daawo:Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Oo Dhagax dhigey Dibu-dhiska Wadada Hargeysa ilaa Kala-beydh.    

Diblomaasiyiinta qunsuliyada Soomaaliya ee Jiddah oo degdeg loogu yeeray Muqdisho

Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud ee...

Madaxweynihii Hore Ee DDS Cabdi Maxamuud Cumar Oo Ka Hadlay Sababta Keentay In La Xidho Iyo Dacwadaha Loo Haysto.

Addis Ababa(somalilandmirror.com)-Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hadalkaasi ka sheegay mar shalay la soo taagay Maxkamadda Federalka ee ku taalla caasimadda dalkaasi ee Addis...

Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo War Cusub Ka Soo Saarey Shirkii Golaha Dhexe Ee Ka Qabsoomaayey Borama.

Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo War Cusub Ka Soo Saarey Shirkii Golaha Dhexe Ee Ka Qabsoomaayey Borama. https://www.youtube.com/watch?v=YNLvb3YZqxI

Magacyada Dhalinyaro Xabsiga Lagu Guray,Dhaq-dhaqaaqyo Ka Bilaamay BORAMA Xili Shirweynihii KULMIYE Kaambiga Soo Saaran Yahay

Ciidamada booliska ee magaalada Boorama ayaa awood ku kala kaxeeyey dhalinyaro dareenkooda isku soo bax ku muujinayey. Maalintii isniintii ee todobaadkan ayaa dhalinyaro...

Magaalada Oodweyne Oo La Ciir-ciiraysa Saxmada Qurbajoog iyo Ganacsato Degsiimadeeda Ku Soo Hayaamay+Waxyaabaha Sababay Waqtigan

  Ood Wayne (s/land mirror) Magaalada Oodweyne Oo La Ciir-ciiraysa Saxmada Qurbajoog iyo Ganacsato Degsiimadeeda Ku Soo Hayaamay+Waxyaabaha Sababay Waqtigan Magaalo...

Daawo: Boob Iyo Musuq Maasuqii Abid Ugu Bahsana Oo Ka Jira Dawladaha Hoose Ee Degmada Caynaba Iyo Xildhibaan Sida Fiinta Uga Qayliyay

Daawo: Boob Iyo Musuq Maasuqii Abid Ugu Bahsana Oo Ka Jira Dawladaha Hoose Ee Degmada Caynaba Iyo Xildhibaan Sida Fiinta Uga Qayliyay

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com