Donald Trump Oo La Xaqiijiyey In Uu Caafimaad Qabo Kadib Markii Lagu Sameeyey Baadhitaan Caafimaad

Dhakhtarka Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu caafimaadkiisu aad u wanaagsan yahay, kadib markii lagu sameeyey baadhitaan caafimaad oo...

Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Xayiraad Ku Soo Rogtey Wargeyska FOORE Ee Ka Soo Baxa Magaalada Hargeysa.

Maxkamadda gobalka Maroodi-Jeex oo muddooyinkii ugu dambeysay gacanta ku haysay dacwado lagu soo oogay Wargeys-ka madaxa-bannaan Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa...

Somaliland Has More Freedom Than Ethiopia, Djibouti And Somalia, Says US Report

U.S. (Somaliland Mirror) -US-based independent watchdog Freedom House has asserted it’s latest report that the Republic of Somaliland enjoys more freedom than other...

Madaxwaynaha Sudan oo la filayo inuu kursiga ka dago , maxaa sabab u ah ?

Sudan(Somaliland Mirror)- warar kasoo baxaya dalka Sudan ayaa sheegaya inuu kursiga ka dagayo Madaxwahnaha Sudan Cumar AL Bashiir . wararka ayaa waxa ay kaloo sheegayaan...

Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamax Xaaji Axmed Oo Kormeer Indho Inhayna Ku Tatagay Qaar Kamida Deegaanada Gobalkaasi.

Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamax Xaaji Axmed Oo Kormeer Indho Inhayna Ku Tatagay Qaar Kamida Deegaanada Gobalkaasi.  

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Ergayga Uu Turkey-Gu U Magacaabay Wada-Hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay ergayga uu waddanka Turkey-gu u magacaabay wada-hadallada Somaliland iyo...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Xarunta Keydka Dawooyinka Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Xarunta Keydka Dawooyinka Somaliland.

Daawo:Agaasimaha Shaqo Qaran Oo Cayimay Wakhtiga La Galayo Tobobarkii Dugsiga Shaqo Qaran.

Daawo:Agaasimaha Shaqo Qaran Oo Cayimay Wakhtiga La Galayo Tobobarkii Dugsiga Shaqo Qaran.  

Hanti-dhawrka Qaranka Oo War Cusub Ka Soo Saaray Dayntiii La Sheegay Inay Xukumadu Kala Wareegtay Xukumadii Hore Ee Madaxweyne Silaanyo.

Hanti-Dhawraha Qaranka Somaliland Oo Maanta Hor Tegay Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Beeniyey Inay Jirto Lacag Dayna Oo Ay Ka Tagtay Xukumadii Hore Ee Uu Gadh-wadeenka...

Dawladda Ingiriiska Oo Cusboonaysay Digniinta Amni Ee Ay U Dirayso Muwaadiniinteeda Ku Sugan Somaliland.

Xafiiska arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka Ingiriiska, ayaa muwaadiniintiisa kula taliyay inaanay u safrin Somaliland, marka laga reebo magaalooyinka Hargeysa iyo...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com