Al-Bashiir Oo Is Casilay, Madaxweyne Kumeel Gaadh Ah Oo Loo Magacaabay Suudaan + Madaxdii Ugu Sarraysay Dalkaasi Oo La Xidhay

Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayay xilka ka degay, islamarkaana Ciidanka Milatariga Suudaan ay la wareegeen Awoodda dalka ayna doonayaan inay dejiyaan...

Ciidammada Millatariga SUDAN Oo La Wareegay Xarumo Muhiim Ah Iyo Xiisada Ka Taagan Dalkaasi Oo Sii Xumaatay.

Wararka ka imaanaya magaalada magaalada Khartuum ee dalka Sudan ayaa sheegaya in xiisad ay saaka ka taagan magaalada, iyadoo ciidamada Meletariga ay la wareegeen xarumo...

Safiirkii Hore Ee Maraykanka U Fadhiyay Dalka Croatia Oo Ku Taliyay In La Aqoonsado Somaliland.

Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyay dalka Croatia danjire Peter Galbraith, ayaa ku taliyay in la aqoonsado qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Danjire Peter, oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo La Kulmay Safiirka Dawladda Jabuuti U Fadhiya Hargeysa.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Jabuuti u fadhiya Hargeysa Amb Xuseen Cumar...

Masuuliyiin Kamida Maxkamadaha Togdheer Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Lacag Ku Dhow 100 Milyan Oo La Lunsaday.

Maxkamada Rafcaanka Gobolka Togdheer Ayaa Waxa ka dhacay Musuqmaasuq weyn kaasi oo sababay in xabsiga loo diro kaaliyaha Sare ee Maxkamada Racfcaana gobolka Togdheer....

Deg Deg: Madaxwaynihii Sudan Cumar Al Bashiir oo kursigii ka degay.

Sudan ( Somaliland Mirror)-Warar ka imanaya Sudan oo aan wali la xaqiijin laakin laga soo xigtay wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegaya in Madaxwaynihii Sudan Cumar...

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Oo Kulmay Iyo Qodobo Ay Ku Heshiiyeen.

Ganacsatada somaliland ayaa ku guulaystay inay kulan isku hor fadhiisiyaan madaxweynaha somaliland iyo ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo maalmihii ugu dambeeyey khilaaf...

Micheal Rubin oo soo Bandhigay 10 Su’aalood oo Xujo ku ah Soomaaliya, Somalilandna ku Majeertay Horumarka ay ka Sameysay Dawladnimada.

Aqoonyahan Micheal Rubin oo ah Khabiir Maraykan ah oo falanqeeya Siyaasadda iyo Millatariga ayaa soo bandhigay 10 Su’aalood oo ay lagama maarmaan tahay inuu si waafiya...

With some reservations, Somaliland welcomes the new Red Sea and Gulf of Aden (IGAD) Task Force.

In a press release statement; the Republic of Somaliland welcomed the establishment of the Task Force on the Red Sea and the Gulf of Aden by the Intergovernmental...

Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Booqday Garoonka Kubada Cagta Burco Oo Ay Ka Soco Shaqada Dhigista Rooga Cagaarani.

Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Booqday Garoonka Kubada Cagta Burco Oo Ay Ka Soco Shaqada Dhigista Rooga Cagaarani.  

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com