Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Haftay Su’aalo Adag Oo Laga Waydiiyay Dhulka Qoyska Madaxweynaha Iyo Dad Shacab Ah Ku Muransan Yihiin.

Sirdoonka Soomaaliya Oo Soo Bandhigay Fanaan Sheegtay Inuu Ka Tirsan Yahay Al-Shabaab.

Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa waxay soo bandhigtay muuqaal kooban, oo laga soo duubay Abshir Gaarane Axmed oo ka mid ahaa Fanaaniinta...

Daawo:Masuulinta Haayada Qandaraasyada Qaranka Oo Warbixin Ka Siiyey Hawlqabdka Haayadaasi Gudida Joogtadee Golaha Wakiilada.

Maxaad Ka Ogtahay Qaabka Ay U Dhacayso Dacwadda Trump Ee Maanta Furmaysa??

Markii seddexaad oo kaliya ayaa codka kalsoonida loo qaadanayaa madaxweyne Maraykan ah , iyada oo maanta la filayo in ay bilaabato dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah...

Xukumadda Somaliland Oo Qisaastii Labaad Fulinaysa, Tirada Dadka La Qisaayo Iyo Gobolada Ay Ka Soo Jeedan.

Waxa bisha foodda innagu soo haysa ee Feeberwerri ay Xukuumadda Madaxweyne Biixi fullin doontaa qaybtii labaad ee dil lagu Xukumay, kadib markii toddobaadkii horena...

Xiisad Dagaal U Dhaxaysa Ciidammada Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Taagan Deegano Ka Tirsan Gobolka Sool.

Xiisad dagaal oo u dhexeeysa Ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland ayaa saaka waxaa ay ka taagan tahay deegaano ka tirsan Gobolka Sool oo labada dhinac...

Kooxo Hubeysan Oo Askari Ka Tirsanaa Ciidanka Booliska Somaliland Ku Toogtay Dulleedka Magaalada Boorama.

Warararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Boorama ee Gobolka xarunta gobolka Awdal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska...

Madaxweyne Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenkii U Horeeyey Ee Somaliland Mujaahid Xasan Ciise Jaamac.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac...

Daawo:Magalada Burco Oo Laga Furay Tartan Ciyaared Loogu Magac daray Bidhi Caap.

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Xalay Lagu Xidhay Magaalada Boosaaso

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Xabsi ku yaalla waxaa xalay lagu xidhay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Maamulka Puntland, kuwaasi oo...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com