Diyaarado Duqeeyay Deegano U Dhaw Hargeysa.

Wararka uu Telefishanka Horn Cable ka helay  Degmada Salaxley, ayaa sheegaya in diyaarado dagaal  ay shalay banbooyin holcaya ku tuureen dad reer guuraa ah oo degen...

Millatariga Suudaan Oo Wadahadal La Bilaabay Kooxaha Soo Abaabulay Banaanbaxyada, Wacad Ku Maray In Uu Xididdada U Siibi Doonaan Maamulkii Hore

Khartoum(somalilandmirror)-Golaha Millatariga xukuma dalka Sudan ayaa bilaabay wadahadalo uu la yeelanayo kooxaha soo abaabulay dibad baxyada sababay inuu xilka ka dago...

“Madaxweyne Adiguba Beero Ayaad Leedahay Oo Weliba Kuwo Dad Kale Lagaaga Xukumay Ayaad Haysataa Ee Madaxtooyada Ka Dhis…” Odayaal Farriimo Iyo Hanjabaado Culus U Direen Muuse Biixi

Madax-dhaqameedka iyo Odayaal reer Hargeysa ah oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay leeyihiin dhulka laga dhisaayo madaxtooyadda cusub ee Galbeedka...

Daawo:Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sharraxday Dooddeeda Ah In Wada-hadalka Somaliland Iyo Soomaaliya Lagu Wareejiyo Odayaasha

Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sharraxday Dooddeeda Ah In Wada-hadalka Somaliland Iyo Soomaaliya Lagu Wareejiyo Odayaasha              

Gudomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud AadanOo Amar Ku Soo Rogay Xildhibaanada Golaha Guurtida

Gudomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud AadanOo Amar Ku Soo Rogay Xildhibaanada Golaha Guurtida        

Ugu Yaraan 5 Qof Ay ku Dhinteen Bannaan Baxyo Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Magalada Muqdisho 

Waxaa sii xoogeystay banaanbaxyada ka dhacaya magaalada Muqdisho, iyadoo xaalad adag ay maanta ka jirto wadada Maka Al Mukarama iyo wadada Wadnaha. Banaanbaxyada ayaa...

Danjire Cawil Oo Ka Hadlay Safiirada Iyo Madaxda Shisheeye Ee Booqashooyinka Ku Yimid Somaliland

Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa guul diblomaasiyadeed ku tilmaamay wufuuda shisheeye ee isugu jira safiirada iyo madaxda kale ee dhawaanahan socdaalada ku...

“Diyaar Ayaanu U Nahay In Aanu Wada-hadalno Soomaaliya” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku waajahan wada hadalada Somaliya, xilli aan wali si rasmiya loo cayimin halkay wada hadaladu ka dhacayaan iyo...

Diblomaasiyiin Shisheeyey Oo Ka Hadlay Safar Ay Ku Yimaaddeen Somaliland Iyo Wax Yaabo Ay Ku Soo Arkeen

Hargaysa(Somaliland Mirror)-Diblomaasiyiin Ka Dareen Celiyey Safar Ay Ku Yimaaddeen Somaliland Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa socdaal ku yimaadda...

Daawo:Wejigii 3aad Ee Shirweynaha Beelaha Direed Oo Furmaya Iyo Qaar Kamida Gudida Oo Ka Hadashay

Daawo:Wejigii 3aad Ee Shirweynaha Beelaha Direed Oo Furmaya Iyo Qaar Kamida Gudida Oo Ka Hadashay            

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com