Xidhnaashaha Hey’adaha Dowladda Mareykanka Oo Galay Bishii Labaad Iyo Ismari-Waaga U Dhaxeeya Madaxweyne Trump Iyo Xisbiga Dimoqraadiga Oo Wali Taagan.

Xidhnaashaha qeybo ka mid ah Hey’adaha Dowladada Federaalka Mareykanka ayaa galay bishii labaad, xilli wili uu taaganyahay ismari-waaga siyaasadeed ee u dhaxeeya...

Dawladda Soomaaliya Oo Beenisay In Hubkii Ay Wateen Raggii Weeraray Hudheelkii Nairobi Ay Lahaayeen Ciidammada Soomaaliya.

Madaxtooyadda Soomaaliya oo u Jawaabtay Booliska Kenya oo dhawaan shaaciyay in Saddex ka mid ah hubkii ay wateen Ragii weeraray Hotelka Dusit D2 Ee Nairobi ay lahaayeen...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Tiradda Boosas Shaqo Oo Ka Banaanaaday Wasaaradda Caafimaadka.

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ku wareejisay 197- Kaalmo Shaqo oo kasoo baxay xiligii Diiwaangelinta Shaqaalaha Dawladda iyo...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Laba Qandaraas Oo Culus Si Qarsoodi Ah U Siiyey Ganacsadaha Ay Isku Jufada Yihiin Ee Maxamed Aw Siciid.

Xoggo laga helayo illo wareedyo kale gedisan ayaa tibaaxay in Madaxweyne Biixi uu laba mashruuc oo shilis si qorsoodi ah u siiyey Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo ay isku...

Somaliland foreign minister meets with the newly appointed Consul General of Ethiopia

Hargiesa(Somaliland Mirror) – The Minister of Foreign Affairs & International Cooperation of Somaliland  Hon. Yasin Hagi mohamud has received in his office...

Daawo:Gudoomiyaha Xisbigsa Ucid Oo Sheegay In Somaliland Ay Waan-Waan La Gelayso Jabhadda Kornayl Caarre, Kuna Baaqay In La Kala Diro Golleyaasha Deegaanka.

Daawo:Gudoomiyaha Xisbigsa Ucid Oo Sheegay In Somaliland Ay Waan-Waan La Gelayso Jabhadda Kornayl Caarre, Kuna Baaqay In La Kala Diro Golleyaasha Deegaanka.  

“ Xukuumadda Muuse Biixi Waxa Ay Leedahay Khaatumo Iyo Cali Khaliif Uma Baahnin, Waxa Ay Leedahay Awdal Iyo Saami-Qaybsigeeda Uma Baahnin ” Guddoomiye Cirro.

“ Xukuumadda Muuse Biixi Waxa Ay Leedahay Khaatumo Iyo Cali Khaliif Uma Baahnin, Waxa Ay Leedahay Awdal Iyo Saami-Qaybsigeeda Uma Baahnin ” Guddoomiye Cirro.  

Daawo:Qoys Danyara Oo Ay Soo Wajahday Xaalad Caafimad Daro,Kana Codsaday Umada Muslimka Inay Soo Kaalmeeyaan

Daawo:Qoys Danyara Oo Ay Soo Wajahday Xaalad Caafimad Daro,Kana Codsaday Umada Muslimka Inay Soo Kaalmeeyaan  

Golaha Guurtida Somaliland Oo Shaaciyey Wakhita Ay Dhacayso Doorashada Golayaasha Guurtida Iyo Wakiiladu.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay iminka ku dhawaaqeen muddo  kordhin ay u  samayeen golayaasha wakiilada iyo Guurtida . Guurtida ayaa ku dhawaaqdey in ay...

Mareykanka Oo Shaaciyey Tirada Ciidamo Al Shabaab Ah Oo Uu Duqeyn Ku Dilay.

Ciidamada Maraykanka ayaa sheegay shalay inay dileen in ka badan 50 maleeshiyada ururka Al-Shabaab ka tirsan kadib markii Al-Shabaab ay saacadihii hore ee Sabtidii ay...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com