Tirada Hooyooyin Daryeel La’aan Ugu Geeriyooday Degmada Dhoqoshay + Bulshada Degmadaasi Oo Fariin Udiray Xukumada Madaxweyne Biixi.

Tirada Hooyooyin Daryeel La’aan Ugu Geeriyooday Degmada Dhoqoshay + Bulshada Degmadaasi Oo Fariin Udiray Xukumada Madaxweyne Biixi.  

Nuxurka Qodobada Ay Wada Hadleen Madaxweyne Eritrea Iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Afrika U Qaabilsan USA Oo Asmara Ku Kulmay.

Madaxweynaha dalka Eritrea ayaa kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arimaha Afrika u qaabilsan dalka Maraykanka Tibor Nagy oo gaadhay magaalada Asmara.     Madaxweyne...

Xeer Ilaalinta Itoobiya Oo Shaacisay Baadhitaano Hor Leh Oo Ay Bilaabeen Iyo Cida Lagu Beegsanayo.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in hada laga shaqaynayo sidii cadaalada loo horkeeni lahaa dadkii masuulka ka ahaa khilaafaadkii ka dhacay dalkaasi,...

Boqorka Sucuudiga Oo Ku Dhaqaaqay Arin Lama Filaan Noqotey Oo Ku Saabsan Dawlada Qatar

Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa martiqaad u diray Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani, si uu uga soo qeyb galo shirka Golaha...

Murashaxiinta Mamulka Putland Oo Ku Hirdamaya Gobolka Sanaag Iyo Mogananta Xukumada Somaliland.

Musharaxiinta Madaxweyne nimada Puntland u sharaxan ayaa waxaa ay  ku hirdamayaan Gobalka Sanaag oo mid waliba booqasho ku imanaayo isla markaana waxaa ay  u muuqataa...

Wakhtiga la filayo in laga dhigo doorashoyinka barlamaanka iyo deegaanada Somaliland ee dibu dhaco ku yimi

Dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaan soo dhawayn dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Baarlamaanka iyo deegaanka Somaliland oo qorshaysnaa March...

Wafdigii Somaliland ee joogay Waddanka Ingriiska oo la kulmay barlamaanka Ingriiska iyo madax kale oo dawlada Ingriiska ah.

Beesha Caalamka Oo Madaxweyne Biixi Cadaadis Ku Saartay Inuu Bedelo Go’aankii Uu Ku Joojiyay Wada-Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo shalay kulan la yeeshay wefdi ka socday midowga reer Yurub oo uu hoggaaminayo Ambassador Fulgencio Garrido oo ah ku...

Qorshe Liddi Ku Ah Somaliland Oo Uu Abiy Ahmed Ku Mashquulsan Yahay, Farmaajo Oo Uu Lasoo Saftay Iyo Culays Diblomaasiyadeed Oo Uu Saarayo Xukuumadda Biixi.

Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay baahinayeen xogo diblomaasiyadeed oo ay sheegeen in ay ka heleen ilo wareedyo u dhuun daloola...

Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelinaayo Mashaaric Laga Hirgelinaayo Gobolada Dalka.

Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelinaayo Mashaaric Laga Hirgelinaayo Gobolada Dalka.  

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com