Madaxwayne Biixi Oo Shaaciyay Halka Uu Ka Furmayo Wada Hadalkii Somaliland Iyo Somaliya.

UAE(somalilandmirror.com)-Madaxwaynaha Somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan dalka imaraadka carabta u sheegay in wada hadaladii...

Go,aan Maraykanu Qaatay Oo Sababi Kara In Amisom Ka Baxdo Somalia.

Washington (Somaliland Mirror)- Howl-galka ciidamada Amisom ee Soomaaliya ayaa waxa wajihi doonaa halis dhaqaale oo xooggan, oo sababi karta in ciidamada badan ay ka...

Daawo:Dawlada Hoose Ee Burco Oo Bilawday Dhismaha Wadada Isku Xidha Xaafadaha Qasabka Iyo Manhal.

Daawo:Dawlada Hoose Ee Burco Oo Bilawday Dhismaha Wadada Isku Xidha Xaafadaha Qasabka Iyo Manhal.  

” Ragaas La Xidhay Jeelka Ayaanu Ugu Badheedhi Doonaa…” Guddida Garxaajis

Guddida Beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay si adag uga hadashey laba muwaadin oo dhawaan maxkamada Racfaanku xukuntey waxaana ay ku hanjabey in aaney xukunkaas aqbali...

Xukuumadda Somaliland Oo U Hanjabtay Kornayl Caarre Iyo Maamulka Puntland.

Wasiirka Gaashaan-dhiga Axmed Ciise Xawar ayaa sheegay in ay weerarayaan goob kasta oo uu ku sugan yahay cadawga Somaliland waxaanu sheegay in Putland ay marti galisay...

Xukuumada Oo Shaacisay Wakhti Lagu Daray Bedelaada Lambarada Baabuurta Qiimo Dhimisna Samaysay.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka C/laahi Abokor Cismaan ayaa wareeto uu soo saaray waxa uu ku kodhiyey wakhtigii 6 bilood ahaa ee la siiyey...

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Oo Sagootiyey Saddex Orodyahan Oo Somaliland Ku Metelaya Tartan Caalami Ah Oo Ka Dhacaya Dalka Jabuuti.

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sagootiyey saddex dhallinyaro ah...

“Meel Inoo Nooli Majirto” Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Oo Xaaladda Dalka War-War Ka Muujiyay.

“Meel Inoo Nooli Majirto” Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Oo Xaaladda Dalka War-War Ka Muujiyay.  

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa UNSOM U Qaabilsan Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La Taliyaha Badbaadada Badda ee UNSOM Mr Jeff Sims. (Security/Maritime Advisor of...

Daawo:Madaxweynaha Puntland Oo U Hanjabay Somaliland Iyo Xaalad Dagaal Oo U Ku Baaqay.

Daawo:Madaxweynaha Puntland Oo U Hanjabay Somaliland Iyo Xaalad Dagaal Oo U Ku Baaqay.  

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com