Dagaal Culus Oo U Dhexeeya Ciidammada Dowladda Liibiya Iyo Mucaaradka Oo Ka Socda Duleedka Magaalada Tripoli.

Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamo daacad u ah dowlada Libya iyo maleeshiyaad mucaaradka ee ka yimid dhinaca Bari ee dalkaas. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalka...

Midawga Yurub Oo Somaliland U Sheegay In Aanay Dib Ula shaqayn Doonin Haddii Doorashada Wakiilladu Dib U Dhacdo.

2-dii iyo 3-dii bishan April waxa Somaliland yimid wefti culus oo ka socda dalalka Somaliland taageera ee Midawga Yurub kuwaas oo siday farriin culus oo nuxurkeedu yahay...

Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Bandhig Suugaaneed Siweyn Loo Wada Sugaayey Oo Abwaan Daaha Gaas Ku Qaban Lahaa Burco.

Xukuumada Somaliland Ayaa Joojisay Bandhig Suugaaneed Lagu Qabanaayey Dugsiga Sheikh Ibraahin Ee Magaalada Burco Kaas Oo Ardayda Lagaga Wacyi Gelinaayey Qabyaalada....

Soomaaliya Oo Sheegtay In Wasiirka Arrimaha Dibedda Eriteriya Ay Ka Wada-Hadleen Arrimo La Xidhiidha Socdaalkii Uu Dhawaan Ku Yimid Hargeysa.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Eritrea Cusmaan Saalix iyo...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Sameeyey Magacaabis Cusub.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-292/042019 uu ku magacaabay Guddoomiyaha...

Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Shirkaha Ku Guulaysay Mashaaric Laga Fulinayo Gobolada Dalka.

Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Shirkaha Ku Guulaysay Mashaaric Laga Fulinayo Gobolada Dalka.

Xisbiga Wadani Oo War Cusub Ka Soo Saaray Wadahadaladii Usocday Sadexda Xisbiga Qaran Iyo Arinta Ganacsade Axmed Cismaan Geele.

Xisbiga Wadani Oo War Cusub Ka Soo Saaray Wadahadaladii Usocday Sadexda Xisbiga Qaran Iyo Arinta Ganacsade Axmed Cismaan Geele.

Daawo:Ex Wasiir Guri Barwaaqo Shaqalaha Wasaarada Warfaafinta Ku Eedeeyey Inay Gubeen Qayb Kamida Wasaaradaasi.

Daawo:Ex Wasiir Guri Barwaaqo Shaqalaha Wasaarada Warfaafinta Ku Eedeeyey Inay Gubeen Qayb Kamida Wasaaradaasi.  

Daawo:Barakacayaasha Degmada Gebogebo Oo Halis Ugu Jira Biyo Iyo Cuno La’aan Soo Food saartay.

Daawo:Barakacayaasha Degmada Gebogebo Oo Halis Ugu Jira Biyo Iyo Cuno La’aan Soo Food saartay.

Dawlada Sacuudiga Oo Xabsi dhigay 8-qof ay ku jiraan Dad haysta Dhalashada Dalka Mareykanka.

Boqortooyada Saudi Arabia ayaa maanta xabsiga dhigtay sideed qof oo u dhaq-dhaqaaqa arrimaha xuquuqda aadanaha, kuwaasoo labo ka mid ahi heystaan dhalashada dalka...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com