Wasaaradda Difaaca Maraykanka Oo Shaacisay Goortay Ciidamadoodu ka baxayaan Waddanka Ciraaq.

Wasaaradda Difaaca Maraykanka ayaa ku dhawaaaqday in ciidamadoodu ka baxayaan waddanka Ciraaq kadib markii Baarlamaanka Ciraaq codsaday in ay iskaga baxaan. Arrintan...

Xildhibaan C/qadir Jirde oo ka hadlay Dacwadii Baashe,F.C.Waraabe, Xadhiga Ramaax,Kornayl Caarre & Arimo xasaasiya

Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa 11 Bishan kula kulmaya Jaaliyada Somaliland Magaalada London.

London( Somaliland Mirror)- Siyaasiga Weyn Ee Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Safarkiisi Qaarada Europe Uu Ku Marayay 11 Bishan Ku Wajahan Caasimada Dalka ingiriiska Ee London...

Mujaahid Cabdi Ismaaciil oo khudbad qiira leh ka jeediyay xaflaadii soo dhawaynta Xoghaya Guud ee Xisbiga Waddani

Iran Oo Shaacisay In Aanay Fulinayn Xayiraaddii Heshiiska Nukliyeerka

Iran ayaa shaacisay in aanay hadda ka dib fulin doonin xayiraadihii heshiiskii nukliyeerka ee 2015 ku waajibinayey, War qoraal ah oo ay soo saartay ayey ku sheegtay...

Qoysna Qoys Ma Xidho ” Suldaanka Guud Ee Beellaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Muuse Biixi La Damacsan yahay Faysal Cali Waraabe.

“Qoysna Qoys Ma Xidho ” Suldaanka Guud Ee Beellaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Muuse Biixi La Damacsan yahay Faysal Cali Waraabe.

Wax ka ogow miisaaniyada Somaliland, Madaxtooyadu Maxay hesha, lacagtii Dp world ma lagu dara iyo xogo kale.

Hargaysa ( somaliland Mirror)- Bishii November 2019 ayuu wasiirka Maaliyada Somaliland golaha wakiilada u soo gudbiyay miisaaniyada . Miisaaniyada Somaliland ee sanadka...

Deg Deg: Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanku ku leeyihiin Kenya

Kenya ( Somaliland Mirror)- Xarakada Al-shabaab ayaa weerar culus subaxnimadii hore ee saakay ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya ku leeyihiin...

4 siyaabood oo Iran laga yaabo inay ugu aargudo dilkii Qasem Soleimani

Iran ( Somaliland Mirror)- waxaa laga yaabaa inay ka fiirsato dhowr tallaabo oo adag oo ay uga aargoosaneyso Mareykanka ka dib markii Donald Trump uu ciidamada...

Dawlado Reer Galbeed Ah Oo Dedaal Ugu Jira In sannadkan 2020 Ay Dib U Furmaan Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya

reer galbeedka ayaa dedaal ugu jira in sannadkan cusub ee 2020 uu noqdo mid soo celiya wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee istaagay. Dawladaha reer galbeedka...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com