Wasiirka Warfafinta Oo Cisbitaalka Hargeisa Ku Booqday Abwaan Axmed Saleban Bidde Oo Xanunsanaya.

Guddiga Doorashooyinku Oo Diidey Inay Xilka Iska Casilaan, Si Loo Fuliyo Qodobadii Ergada Dhexdhexaadinta.

-Gudidga doorashooyinka ayaa la sheegay inay diideen inay xilka iska casilaan, waxaanay si caadi ah oo maalinle ah u wataan shaqadoodii. Sidaas waxa baahisay shabakadda...

Raysal Wasaaraha CIRAAQ Oo Qaaday Tallaabadii Ugu Horreysay Ee Lagu Eryayo Ciidamada Mareykanka

Raysal wasaaraha Iraq Adel Abdul Mahdi ayaa maanta sheegay inuu xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo weydiistay inuu wafdi usoo diro Iraq, si ay u...

Mooshin La Xidhiidha Aqoonsiga Somaliland Oo Loo Gudbiyey Baarlamaanka Ingiriiska

Baarlamaanka Dalka Ingiriiska ayaa la horgeeyey mooshin lagaga dalbanayo inay aqoonsadaan qaddiyada madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland, kaasoo muddooyinka soo socda...

IRAN Oo Qiratay Inay Soo Riday Diyaaraddii Dadka Badan Ku Dhinteen

Dowladda Iran ayaa qiratay in si aan ula kac aheyn ay u soo rideen diyaaraddii rakaabka aheyd ee laga lahaa dalka Ukraine. Sida uu baahiyay Telefishinka Qaranka Iran...

Suldaankii Boqortooyadda Cumaan Suldaan Qaaboos Oo Geeriyootay

Suldaan Qaboos Bin Saciid oo ahaa Suldaankii Boqortooyada Cumaan ayaa geeriyooday sida laga soo xigtay Telefishinka dalka Cumaan iyo Wakaaladda wararka ee dowladda....

Dawladda Turkiga Oo Ka Hadashay Mashruuc La Xidhiidha Beeraha Oo Ay Ka Fulinayaan Somaliland

Hay’adda Horumarinta Kalmooyinka ee dalka Turkiga (TIKA) ayaa shaacisay inay Jamhuuriyadda Somaliland ka hirgelinayso mashaariic kor loogu qaadayo dhinaca Beeraha....

Daawo:Hordhaca Barnaamij Koobsanaya Waxqabadii Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Sanadkii Dhamaaday Ee 2019

Qaabka Uu Mareykanku Ku Helay Xogta Safarkii General Qasem Soleimani Iyo Basaasiintii Kala Shaqeeyay

Jaajuusiin la shaqeeya Mareykanka oo ku kala sugan garoomada diyaaradaha ee Damascus iyo Baghdad ayaa ka caawiyey Mareykanka inuu helo xogta safar ee Jeneral Qasem...

IRAN Oo Lagu Eedeeyay Inay Soo Ridey Diyaaradii Ukaraine Ee Ay Ku Dhinteen 176 Qof

Warbaahinta Maraykanka ayaa daabacay in diyaaradii ku dhacday meel ku dhow magaalada Tehran ayna ku dhinteen dhammaan dadkii saarnaa oo gaadhayay 176 qof ay si khaldan u...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com