Wasiirka Gaashaandhiga Ingiriiska Oo Xilka Lagaga Qaaday Sir Uu Fashiliyay.

Gavin Williamson ayaa la eryay xilka wasiirka gaashaandhiga ee UK kadib baaritaan lagu ogaaday in uu bixiyay sir qaran oo la xidhiidhta shirks Golaha Amniga Qaranka. War...

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland Oo Cod Gacan Taag Ah U Qaadey Xaaladii Deg Deg Aheyd Iyo Buuq Golaha Ka Dhashay.

Xildhibaanada golayaasha wakiilada iyo Guurtida oo saaka fadhi wada jir ah iskugu yimid ayaa waxaa lagu soo hor dhigay xaladii deg deg aheyd ee madaxweyne Muuse Biixi ku...

Xukuumada Oo Xabsiga Dhigtay Gudoomiyihii Garab Dhalinyarada Waddani [

Ciidamada Booliska Soamliland ayaa xabsiga u taxaabay guddoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga waddani Maxamed Sidiiq Dhamme sida ii xaqiijiyay afhayeenka xisbga...

Dhallinyaro Xukuumaddu Shaqaalaysiisay Oo Boosas Ka’la Wasaaradihii Lagu Qoray

Inta badan 300 oo shaqaale ah oo hay’adda shaqaalaha dawladdu ka soo kala xushay gobollada dalka ayaa la sheegay in ay meehanaabayaan kadib markii wasaaradaha lagu...

“Xukuumadda Muuse Biixi Farsamo Xumada Af-Soomali Xumo Ayaa U Dheer” Muniir Axmed Cigaal

In kasta oo aynu ku jirno bilihii khayrka laha Ramadaana sanka inoo saarantahay hadana Xaalada Dalkaygii Somaliland ku sugan yahay ayaa marar badan ku odhanaysa midh iyo...

Xisbiga WADDANI Oo Kasoo Hor­jeestay Xaalada Deg Dega Ah Ee Gobolka Sanaag Lagu Soo Rogay.

Xisbiga WADDANI Oo Kasoo Hor‐jeestay Xaalada Deg Dega Ah Ee Gobolka Sanaag Lagu Soo Rogay. Hargeysa(Somalilandmirror)­ Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa kasoo...

Taliyayaasha Ciidamada Qaranka & Booliska Oo Hadda War Cusub Kasoo Saaray Xaaladii Madaxweynuhu Kusoo Rogay Deegaanada Gobolka Sanaag.

Taliyayaasha Ciidamada Qaranka & Booliska Oo Hadda War Cusub Kasoo Saaray Xaaladii Madaxweynuhu Kusoo Rogay Deegaa…   Waxayna hoosta ka xariiqeen cidii...

Baarlamaanka Oo Khamiista Beri Cod U Qaadaya Xaaladii Deg Degga Ahayd Ee Madaxweyne BIIXI Kusoo Rogay Gobolka Sanaag.

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad deg deg ah ku soo rogay degmooyinka Ceerigaabo, Ceel­afweyn iyo Gar­adag oo ka tirsan gobalka Sanaag muddo saddex bilood...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Dhego Adaygtay Gurmad Ay Ka Dalbadeen Laba Sarkaal Muddo Shan Cisho Ka Hor Intii Aan La Dilin.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa ku eedeeyey Xukuumadda Madaxweyne Biixi inay ka dhego adagtay gurmad ay mudo...

Daawo:Shacabka Degmada Qoryaale Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Maamul Cusub Oo Degmadaasi Sifo Sharciga Baal Marsan Loogu Soo Magacaabay.

Daawo:Shacabka Degmada Qoryaale Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Maamul Cusub Oo Degmadaasi Sifo Sharciga Baal Marsan Loogu Soo Magacaabay.      

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com