Daawo:Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Ku Gacansaydhay Saamiga Gobolka Togdheer Laga Siiyey Sanduuqa SDF.

Xukuumadda Oo Heegan Ka Gashay Ka Hortagga Xannuunka CORONAVIRUS Oo Dunidu Dedaal Ugu Jirto Xakamayntiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray shaqaale iyo dhakhaatiir loo tababaray ka hortagga iyo la tacaalista xannuunka ka...

Daawo:Xildhibaanada Golaha Guurtida War Cusub Ka Soo Saaray Wararka Sheegaya Inuu Iscasilaayo Gudoomiyhii Golahaasi.

Dawladda Ruushka oo indhaha ku haysa saldhig ciidan oo ay ka samaysto Berbera.

Dawladda Ruushka ayaa indhaha ku haysa inay dekedda Berbera ka samaysato saldhig milatari. Wargeyska caanka ah ee New York Times, ayaa cadadkiisii shalay wuxuu qoray...

Raysal Wasaarihii Dalka Qatar Oo Is-Casilay

Raysal Wasaarihii dalka Qatar Sheikh Cabdullaahi bin Nasser bin Khalifa Al Thani ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas  iska Casilay, isagoona Warqadiisa Is-Casilaada u...

Ruushka Oo Gantaalada Riddada Dheer Ee Hubka Cirka Gaadhsiiyay Itoobiya.

Ruushka ayaa gantaalada riddada dheer ee loo yaqaan Pantsir-S1 gaadhsiisay Ethiopia bishii Nofembar, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka Sputnik -Russian. Labada dal...

Somaliland Oo Ku Gacan-Saydhay Mashruuc Ay Ku Dhawaaqeen Mareykanka Iyo Soomaaliya.

Xukuumadda Somaliland ayaa gebi ahaanba ka hor-timid Mashruuc ay waday dowladda Soomaaliya oo ay qeyb ka tahay dowladda Mareykanku, kaasi oo Isniintii lagu daah-furay...

“Somaliland Sumcad Xumo Ayay Ka Qaaday Cabudhinta Xorriyadda Hadalka” Wakiilka UK.

Itoobiya Oo Kaaraatimaysay 4 Qof Oo Looga Shakiyey Xanuun Dunida Deg-deg Ugu Faafaya.

Afar Qof oo looga shakiyey inay qaadeen xanuunka Neef-mareenka ku dhaca ee coronavirus ee Xilliga Dunida aadka ugu faafaya ayaa lagu Kaaraantimeeyay Magaalada Addis...

Wasiirka Amniga Jubbaland Oo Ka Baxsaday Xabsi Uu Ku Xidhnaa.

Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Goordhow shaaciyay in saaka xabsiga uu ka baxsaday Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdi nuur Janaan,...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com