Daawo:Mas’uul Beeniyay Hadal Uu Shalay Warbaahinta Ka Sheegay Oo Ahaa In Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Laga Joojiyay Mushaharkii

Hargaysa(somalilandmirror)-Guddoomiye ku xigeenka guddida tacliinta sare ee Somaliland Maxamed Xasan Sheekh Muumin ayaa waxa uu beeniyay hadal uu shalay warbaahinta...

Guddoomiye Cirro Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xoghayeyaasha Xisbiga WADDANI.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxa uu isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah xoghayeyaasha...

Ujeedada Kulan Qarsoodi Ah Oo Madaxweyne Biixi La Yeeshay Qaarka mida Abwaannada Somaliland Iyo Xogaha Laga Helay Ujeedadiisa.

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay in uu qasriga madaxtooyada kulan qarsoodi ah kula yeeshay xubno ka tirsan Hal-abuurka Somaliland...

Millatariga Mareykanka Oo Sheegay in 27 Ka Dileen Al-shabaab Afartii Maalmood Ee Lasoo Dhaafay

Muqdisho(somalilanmirror)-Millatariga Mareykanka ayaa sheegay inay dileen 13 xubin oo ka tirsan Al-shabaab, meelo 48 km dibadda ka ah caasimadda Muqdisho.  ...

Ruushka Oo Ka Cadhooday Tallaabo Uu Qaaday Dalka Mareykanku

oscow(somalilandmirror)-Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqday iney si rasmi ah uga tallaabsatay heshiiskii xakameynta gantaallada riddada dhexe ee Nuclear-ka, kaasoo la...

Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhex Galay Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Gudoomiyaha Golaha Guurida Somaliland+Halka La Isku Maan Dhaafay

Hargaysa(Somalilandmirror)-Maxaa Kaaga Baxay Khudbadii Uu Madaxweyne Muuse Ka jeediyey Sanad-guuradii Ciidamadda Qaranka Somaliland Qofkii Indheer-garadda wuu...

Hambalyo iyo Boggaadin ku socota Ciidmada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland. Opinion

Hambalyo iyo Boggaadin kal iyo laab ah oo ku socota Ciidmada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland meel kast oo ay ku sugan yihiin iyagoo gudanayaan Shaqadii Qaranka ay u...

Somaliland Oo Sheegtay Inay Ka Fiirsanayso Qorshaha Uu Turkigu Ku Doonayo Dib U Bilaabista Wada Hadalada Hargeysa Iyo Muqdisho.

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay weli aqbalin dhawaaqyada Turkigu uu ku doonayo inuu dib u bilaabo wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.   Wasiirka...

Daawo:Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Soo Bandhigay Tirada Dadka U Xidhan Musuq-masuq.

Daawo:Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Soo Bandhigay Tirada Dadka U Xidhan Musuq-masuq.

Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Somaliland Oo Haddana Ka Tirsan Guddida Tacliinta Sare Oo Mushaharkii Laga Joojiyay Iyo Sababta

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi oo hadda ka tirsan guddida tacliinta sare ayaa Mushaharkii laga joojiyay, ka dib markii uu kasoo xaadiri...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com