Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Sheegay In Farmaajo Lacag Badan Ku Bixiyay Burburinta Somaliland

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo uu lacag badan ku bixiyay burburinta Jamhuuriyadda...

Daawo:Hooyooyin Ku Ganacsada Agagaarka Madaxtooyada Somaliland oo Cabasho Ka Muujiyay Dawlada Hoose

Daawo:Hooyooyin Ku Ganacsada Agagaarka Madaxtooyada Somaliland oo Cabasho Ka Muujiyay Dawlada Hoose      

Jose Mourinho oo laga qaaday shaqadii tababaraha Manchester United

Manchester(Somalilandmirror.com )-Kooxda Manchester United  ayaa shaqada ka eryay tababarihii kooxdaasi Jose Mourinho, kadib labo sano iyo badh oo uu tababare u ahaa...

Ruushka, Turkiga Iyo Iiraan Oo Ka Shiraya Xal U Helida Xaaladda Suuriya.

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Ruushka, Turkiga iyo Iiraan ayaa lagu wadaa in maanta shir ku saabsan waddanka Suuriya ay magaalada Geneva kula yeeshaan madaxda Qaramada...

Daawo:Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Soo Dhaweeyey Qodobadii Ka Soo Baxay Kulankii Xisbiyada Mucaaradka Iyo Madaxweyne Biixi.

Daawo:Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Soo Dhaweeyey Qodobadii Ka Soo Baxay Kulankii Xisbiyada Mucaaradka Iyo Madaxweyne Biixi.  

Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele Oo Walaac Ka Muujiyay Isbedellada Gobolka Geeska Afrika.

Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo hadal a jeediyay xiritaankii madasha Heritage oo maanta lagu soo gaba-gabeeyay caasimadda dalka Jabuuti, ayaa walaac...

Nuxurka Qodobada Ay Kaga wada Hadlen Kulankii Dhexmaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Faah faahin ayaa ka soo baxaya kulan saacado qaatay oo xalay dhex maray Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Maxamed Mursal iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali...

Dhaxal Sugaha Imaraadka Iyo Madaxweynaha Eritrea Oo Kulan Ku Yeeshay Abu-dhabi

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta gaadhay magaalada magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka Carabta, iyadoo uu ku baaqay dhaxalsuge Maxamed Bin Zayed....

Daawo:Tirada Dadka Ufadhiisanaya Imtixaanka Loo Gelaya Barnaamijka Shaqo Qaran Oo La shaaciyey Iyo Goobaha Lagu Gelayo Imtixaamka.

Daawo:Tirada Dadka Ufadhiisanaya Imtixaanka Loo Gelaya Barnaamijka Shaqo Qaran Oo La shaaciyey Iyo Goobaha Lagu Gelayo Imtixaamka.  

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Dalka Somaliya+ SAWIRO

Jabuuti(somalilandmirror) – Madaxweynaha dowladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga Madaxtooyada ee dalkaasi ku qaabilay Ra’iisal Wasaare ku...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com