Category: WARARKA

Ciidammada Booliska Oo Xidhay Nin Ajaanib Ah Oo Internet-ka Ku Baahiyey Sawirrada Hablo Reer Somaliland Ah

Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, Jaamac Xaaji Axmed Cabdi ayaa sheegay inay Gacanta ku soo dhigeen koox caadaystay inay xadaan Gaadiidka dadweynaha, ka dib hawl-gallo...

Midowga Yurub Oo Diiday Dalab Uga Yimi Raysal Wasaaraha UK

Hogaamiyaasha Midowga Yurub ayaa meesha ka saaray iskudayga ay Ra’isulwasaaraha Britain Theresa May ku rabto in ay mar kale dib ugala xaajooto ka bixista Ingiriiska ee...

“Soomaaliya, Weligeed Kuma Tiirsanaan Doonto Ciidamo Shisheeye, Waa Inay Dawladu La Wareegtaa Ammaanka Dalkeeda” Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in wixii hadda ka danbeeya ciidamada dowladda Soomaaliya awood u leeyihiin difaaca dalkooda. isaga oo ka...

Madaxtooyada Somaliland Oo Balan Qaad U Sameeyey Dalalka Beesha Caalamka

Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay wakiilada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ku wargelisay in heshiis laga gaadhi doono...

Tahriibayaal Ka Badan 130 Qof Oo Laba Doonyood Ay Badda Kula Degeen

Hargaysa (s/land-mirror) Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan muhaajiriinta ayaa sheegeysaa in la la’yahay dad kor u dhaafaya 130 qof oo muhaajiriin ah kaddib...

Sucuudiga Oo Ku Baaqay In Laga Soo Baxo Shuruudaha Lagu Xidhay Xayiraad Ka Qaadista Xoolaha Soomalida.

-Wasiirka deegaanka, biyaha iyo beeraha ee boqortooyada Sucuudiga Injineer Cabdaraxmaan Al-Fadli ayaa xaqiijiyey in aanay boqortooyada Sucuudigu aqbali doonin cadaadis...

“Waxaa Jira Waddamo Badan Oo Aan Laheyn Dowlad Maamusha, Soomaaliya Ayaa Ka Mid Ah”Madaxweynaha Uganda

Madaxweynaha Uganda Yeweri Musevani, ayaa Teleshinka NTV Uganda ka sheegay in Soomaaliya  aanay lahayn dawlad nidaamsan oo shaqeynaysa, taasi oo muujinaysa niyad-jabka...

Xiisadda Siyaasadeed Ee Ka Taagan Gudaha Dalka Venezuela Iskugu Baddali Karta Dagaal Caalami Ah

Venezuela(Somalilandmirror)-Xasaradaha siyaasadeed ee ka taagan gudaha waddanka Venezuela ayaa halis ugu jira iney isu rogaan kuwo caalami ah, maadaama ay dalalka ugu...

Maayar Ku Xigeenka Hargeysa Oo Ku Goodiyay Inaanay Jirin Cid Kala Diri Karta Golaha Deegaanka Hargeysa Sheegayna Cida Kaliya Ee Baddali Kartaa Inay Tahay Golle Lasoo Doortay

Hargaysa(somalilandmirror)-Maayar ku Xigeenka Golaha Deegaanka Magaalada Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagaweyne) ayaa ka hadlay arin maalmihii u dambeeyay aad...

Weerarada Kenya Ma Waxay Noqdeen “Wixii Xun Ba Soomaali Baa Leh”?

Kenya (somalilandmirror)Tan iyo markii ururka Al Shabaab ay weerarka ku qaadeen dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi waxaa warbaahinta dalka Kenya ay ku soo warrantay...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com