Category: WARARKA

Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Hada Ka Hadlay Wixii Ay Kala Kulmeen Golaha Guurtida Iyo Goaankooda Ku Aadan Doorashada Somaliland

Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Hada Ka Hadlay Wixii Ay Kala Kulmeen Golaha Guurtida Iyo Goaankooda Ku Aadan Doorashada Somaliland        

Canfarta Oo Jartay Jidka Ay Maraan Badeecadaha Ka Soo Dega Djibouti Ee Ku Socda Itoobiya + Sababta .

Dibadbaxayaal ka soo jeeda Maamul-gobaleedka Cafarta ee Itoobiya ayaa toddobaadkan xidhay Waddada halbawlaha ah ee isku xidha Ethiopia iyo Jabuuti,. Jidkan ayaa ah jidka...

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Diiday Heshiiskii Ka Bixitaanka Midawga Yurub.

Baarlamaanka Waddanka Ingiriiska ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday heshiiskii Raysal Wasaaraha Ingiriisku soo hor dhigtay ee ka bixitaanka Midawga Yurub . 202-cod ayaa u...

Muwaadiniin U Dhashay Mareykanka Iyo Ingiriiska Oo Ka Mid Ah Dadkii Lagu Dilay Weerarka Nairobi Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Khasaaraha.

Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar gelinkii dambe ay dabley hubeysan ku qaadeen Hotel caan ah iyo dhismayaal ka ag dhow oo ku yaala 14 Riverside ee...

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Jaamacadaha New Generation Pro Mustafe Maxamuuud Cabdilahi Oo Bulshada Burco la wadaagay Mawduuc ku Saabsan Siduu U Shaqeeyo Caalamku.

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Jaamacadaha New Generation Pro Mustafe Maxamuuud Cabdilahi Oo Bulshada Burco la wadaagay Mawduuc ku Saabsan Siduu U Shaqeeyo Caalamku.  

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerarkii Al-shabaab Ku Qaaday Huteelka Dusit Ee Nairobi.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarka maanta lala beegsaday Hotel Dusit ee magaalada Nairobi. Madaxweynaha Galmudug...

Khaasaha Ka Dhashay Qarax Ay Alshabaab Ka Fulisay Magalada Nairobi Ee Caasimadda KENYA.

Weerarka qaraxyada ku billowday ee magaalada Nairobi ayaa weli socda, waxaana la rumeysan yahay inuu yahay weerar qorsheysan oo ay soo qaadeen kooxaha argagixisada....

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qorshaynaya Inuu Kala Diro Golleyaasha Deegaanka Ee Dalka + Sababta.

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya suurtogalnimada in Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, uu kala diro goleyaasha deegaanka ee dalka, oo ay doorashadoodu markii labaad...

Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobalka Togdheer Oo Soo Xidhay Tababar Usocday Shaqala Wasaaradaasi.

Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobalka Togdheer Oo Soo Xidhay Tababar Usocday Shaqala Wasaaradaasi.  

Daawo:Gudoomiya G Togdher Iyo Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobalkaasi Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimad Oo Laga Hirgeliya Xaafad Cali Xuseen.

Daawo:Gudoomiya G Togdher Iyo Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobalkaasi Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimad Oo Laga Hirgeliya Xaafad Cali Xuseen.  

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com