Category: WARARKA

Nuxurka Qodobada Ay Wada Hadleen Madaxweyne Eritrea Iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Afrika U Qaabilsan USA Oo Asmara Ku Kulmay.

Madaxweynaha dalka Eritrea ayaa kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arimaha Afrika u qaabilsan dalka Maraykanka Tibor Nagy oo gaadhay magaalada Asmara.     Madaxweyne...

Xeer Ilaalinta Itoobiya Oo Shaacisay Baadhitaano Hor Leh Oo Ay Bilaabeen Iyo Cida Lagu Beegsanayo.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in hada laga shaqaynayo sidii cadaalada loo horkeeni lahaa dadkii masuulka ka ahaa khilaafaadkii ka dhacay dalkaasi,...

Boqorka Sucuudiga Oo Ku Dhaqaaqay Arin Lama Filaan Noqotey Oo Ku Saabsan Dawlada Qatar

Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa martiqaad u diray Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani, si uu uga soo qeyb galo shirka Golaha...

Murashaxiinta Mamulka Putland Oo Ku Hirdamaya Gobolka Sanaag Iyo Mogananta Xukumada Somaliland.

Musharaxiinta Madaxweyne nimada Puntland u sharaxan ayaa waxaa ay  ku hirdamayaan Gobalka Sanaag oo mid waliba booqasho ku imanaayo isla markaana waxaa ay  u muuqataa...

Wakhtiga la filayo in laga dhigo doorashoyinka barlamaanka iyo deegaanada Somaliland ee dibu dhaco ku yimi

Dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaan soo dhawayn dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Baarlamaanka iyo deegaanka Somaliland oo qorshaysnaa March...

Wafdigii Somaliland ee joogay Waddanka Ingriiska oo la kulmay barlamaanka Ingriiska iyo madax kale oo dawlada Ingriiska ah.

Beesha Caalamka Oo Madaxweyne Biixi Cadaadis Ku Saartay Inuu Bedelo Go’aankii Uu Ku Joojiyay Wada-Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo shalay kulan la yeeshay wefdi ka socday midowga reer Yurub oo uu hoggaaminayo Ambassador Fulgencio Garrido oo ah ku...

Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelinaayo Mashaaric Laga Hirgelinaayo Gobolada Dalka.

Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelinaayo Mashaaric Laga Hirgelinaayo Gobolada Dalka.  

Dowladda Soomaaliya Oo Cunaqabateyn Dhanka Socdaalka Ah Saareysa Somaliland + Sababta.

Hay’adda Socdaaka iyo Jinsiyadaha Soomalaiya ayaa billowday in ay joojiso muwaadiniinta wata Baasaboorka Soomaaliga ah ee ay saaran tahay astaanta gelidda iyo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyey Madaxweyne Gaas Fashiliyey-na  Siro Khuseeya Gaas Iyo Farmaajo.

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Cabdikaxiin Camey ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweynaha Puntland oo shalay magacaabey guddida khilaafadka ee...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com