Category: WARARKA

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka UK Oo Dawladiisa Ugu Baaqay Inay Horseed Ka Noqoto Aqoonsiga Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland

Xildhibaan Mathew Offord oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Ingiriiska, ayaa dawladda dalkiisa ugu baaqay inay horseed ka noqoto aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida...

Mudaharaadyada Ka Socda Dalka Faransiiska Oo Meel Khatara Maraaya Iyo Wararkii U Danbeeyay.

Rai’sul wasaaraha Faransiiska Edouard Philippe ayaa wacad ku maray in dib boodhka uga looga jafayo sidii loo midayn laha qaranka. Hadalka rai’sul wasaaraha ayaa ka...

Kooxda DAACISH Oo Toogasho Ku Dilay Wiil Dhalinyaro Ah Badhtamaha Magaaladda Boosaaso.

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Maamul Goboleedka Puntland  ayaa waxay sheegayaa in habeenimadii Xalay lagu dilay magaaladaasi,Wiil dhalinyaro ahaa.  ...

Xukuumadda Shiinaha Oo Hanjabaad Culus Hawada U Marisay Dalka Canada.

Shiinaha ayaa waxaa uu digniin u diray Canada taasi oo ku aadan in ay cawaaqib xun kala kulmi doonto haddii aysan sii deeyn gabadha Madaxda ka ah Shirkadda Huawei’s....

Somaliland Oo Soo dhawaysay Heshiiska Magaalada Jigjiga ku Dhexmaray Beelihii Horre Ugu Dagaalamay Deegaanada Koonfurta Sool.

Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay heshiiska magaalada Jigjiga ku dhexmaray Beelihii horre ugu dagaalamay Deegaanada Koonfuta gobolka Sool. Wasiirka Biyaha...

Xukumada Somaliland Oo Madnoocday Furashada Goobaha Waxbarasho Ee Gaarka Loo Leeyahay + Sababta.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Md. Cismaan Jaamac Aadan ayaa soo saaray wareegto uu ku joojinayo bixinta ruqsadaha dugsiyada gaarka ah, isla markaana...

Khilaafkii Gudida Dooshoyinka Iyo Xisbiyada Mucaaradka Oo Weji Kale Isu Bedalay + Madaxweyne Biixi Oo Sheeda Ka Daawanaya.

Waxa ay guddiga doorashooyinku ku dhawaaqeen dib u dhaca ku yimid doorashooyinkii deegaanka iyo wakiilada ee dalka oo qorshaysnaa inay qabsoomaan March sannadka dambe....

Amiirka Qatar Oo Ku Gacansaydhay Martiqaad Uu U Fidiyey Boqorka Sucuudigu + Sababta.

Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim Bin Hamad Al-Thani ayaa ka qeyb geli doonin shir Madaxeedka Golaha Iskaashiga Khaliijka (GCC) oo maanta ka furmaya magaalada Riyadh ee...

Daawo:Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Madaxweyne Biixi Ku Bogaadiyey Balanqaado Uu Samaayey Oo Uu Hirgeliyey.

Daawo:Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Madaxweyne Biixi Ku Bogaadiyey Balanqaado Uu Samaayey Oo Uu Hirgeliyey.

Daawo:Xukumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Furniinka Dumarka Oo Somaliland Ku Soo Badanaya.

Daawo:Xukumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Furniinka Dumarka Oo Somaliland Ku Soo Badanaya.  

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com