Category: WARARKA

Xisbiga Kulmiye Oo Ceydhiyey Masuuliyiin Miisan Culus Oo Ka Tirsana Xisbigasi Iyo Sababta Masuuliyiinta Xisbiga Looga Eryey.

Warqad iminka ka soo baxday xafiiska xisbiga Kulmiye isla markaana ku saxeexan yahay gudoomiyaha labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa lagu sheegay...

Raysal Wasaare Khayre Oo Kor Meeray Dhisme Dib Uhabayn Ah Oo Kusocda Tayaatarka Qaranka Soomaliyeed

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saakay kormeer ku tagay golaha Murtida iyo Madaalada Qaranka oo ay ka socdaan howlo dib loogu...

Xukumada Somaliland Oo Albaada U Laabay, Lana Wareegay Hudheel Caan Ah Oo Ku Yaalla Magaalada Hargeysa + Sababta.

Ciidammada booliska Somaliland ayaa albaada u laabay lana wareegay hutelka Almis oo ku yaalla magaalada Hargeysa. Huteelkan la xidhay ayaa waxa uu ku yaalla xaruntii...

Daawo:Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Cashuurta Dheeriga Ah Ee Lagu Soo Rogay Warbaahinta Madaxa Banaan.

Daawo:Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Cashuurta Dheeriga Ah Ee Lagu Soo Rogay Warbaahinta Madaxa Banaan.  

Ciidamada Buruundi oo la sheegay inay ka caga jiidayaan inay Somalia ka baxaan, iyo sababta

Afhayeenka Ciiddanka Burundi, Kolonel Floribert Biyereke waxa uu gaashaanka ku dhuftay Codsigii  Ururka Midowga Afrika ee ku aadan in 1,000 ka tirsan Askarta Burundi ee...

Daawo: Haayadda Barakacaayasha iyo Qaxoontiga Somaliland oo Soo Bandhigtay Qorshayaasha ay ku Shaqaydoonto 3 Sano ee Soo Socda

Kooxda Manchester United oo ku badisay shan gool markii ugu horaysay tan iyo intii uu ka tagay Sir Alex Ferguson. 

Manchester(somalilandmirror.com)-Kooxda Manchester United ayaa ciyaartii ugu horaysay ka dib uu tababare u noqday Ole Gonar Solskiar guul wayn ka keentay ciyaartaas....

Cabdi Xakim Camay Oo ku dhawaaqay inuu tartamayo doorashoyinka Puntland.

Ergeyga Gaarka Ah Ee Mareykanka U Qaabilsan Suuriya Oo Iscasilay iyo Sababta

Sarkaal sare oo ka tirsan Mareykanka una qaabilsan dagaalka lagula jiro ururka isku magacaabay dowladda islaamiga ee IS ayaa ka gaabsaday go’aanka madaxweyne Trump uu...

Daawo:Macalin In Ka Badan 40 sano Wax ka dhigayey Dugsiyada Magalada Burco Ee Dawlada Oo Codsaday In Wax lagala Qabto Xaalad Caafimaad Daro Oo Soo Foodsaartay.

Daawo:Macalin In Ka Badan 40 sano Wax ka dhigayey Dugsiyada Magalada Burco Ee Dawlada Oo Codsaday In Wax lagala Qabto Xaalad Caafimaad Daro Oo Soo Foodsaartay.  

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com