Category: WARARKA

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Wakiilka Somaliland Ee Taiwan + Waa Kuma ?

Madaxweynaha Somaliland ayaa Maxamed Cumar Xaaji u magacaabey wakiilka Somaliland ee Taiwan. Sawirka waa wakiilka iyo madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen.

Daawo:- “Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Somaliland Ku Dhex Xidha” Fanaanada Sahra Halgan

Daawo:- Xukumada Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabtay Barlamaanka Somaliya & Arrimaha Taagan.

Akhriso:- Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Hadlay Arrimo La Xidhiidha Xaaladda Dalka.

Fadhigii 60aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha...

Daawo:- ” WADDANI Waa Xisbigaygii Iskumanaan Ogayn Inay Dalka Dumiyaan” Wasiir Siciid Sulub.

Maxaa Ku Dhacay Barnaamijkii Qanci Dadkaaga Ee Guddida Covid19 Lagu Su’aali Lahaa Tuhunnada Dul Hoganaya ?

Barnaamijka Qanci-dadkaaga ee ka baxa Tv-ga Caalamiga ah ee Horn Cable ayaa waxa xalay macsuun ku ahaa Gudida Heer Qaran ee ka hortagga iyo u diyaar garawga Cudurka...

Daawo:- Dawlada Shinaha Oo Si Adag Uga Cadhootay Heshiis Diblomasiyadeed Oo Dhex Maray Somaliland iyo Taiwan

Daawo:- Waraysi Kulul Oo lala Yeeshay Guddomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer & Qodobo Miiska Saaran.

Hogaamiye Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Kenya Oo Maanta Hargeysa Safar Ku Imaanaya + Sawiro.

Hoggaamiyaha inta yar (minority) ee Baarlamaanka Kenya Junet Mohamed, iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in maalinta berri ah ay soo gaadhaan magaalada Hargeysa....

“1 July Somaliland Waxay U Tahay Maalin Madow” Siyaasi Cali Cantar Oo Afka U Furtay Arrimo Xasaasi Ah.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com