Category: WARARKA

Wasaaradda Diinta Oo Shaacisay Xilliga ay Gobollada ka bilaabayso Diiwaangelinta Maddarasadaha, Hargeysa oo Dhammaad ku dhaw .

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay 20-ka bishan maarso 2019-ka gobollada iyo degmooyinka dalka ka bilaabayso diiwaangelinta...

Daawo:Maskiska Daaru-taqwa Ee Malada Burco Oo Munaasibad Dhiiri Gelina Usameeyey Araday Markiskaasi Ka Dhamaysay Quraanka Kariimka.

Daawo:Maskiska Daaru-taqwa Ee Malada Burco Oo Munaasibad Dhiiri Gelina Usameeyey Araday Markiskaasi Ka Dhamaysay Quraanka Kariimka.  

Tirada Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Xabsiga Loo Dhigayo Falal Musuq Maasuq Oo Ay Sameeyeen.

Hanti dhawraha guud ee qaranka somaliland ayaa qorshaynaya inuu xabsiga u taxaabo 8 masuul oo ka mid ah xukuumada madaxweyne Muuse Biixi. Warar xogogaal ah ayaa sheegay...

Midowga Yurub Oo Shuruud Ku Xidhay Inay Maalgelinayaan Doorashada Wakiilada Somaliland.

Xubno ka socday Midawga Yurub ayaa kulamo la xidhiidha doorashooyinka golayaasha wakiilada iyo deegaanka waxa ay la yeesheen xisbiyada mucaaradka ah Ucid iyo Waddani....

Daawo:Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Qabsoomay Iyo Qodobbo Muhiim Ah Diiradda Lagu Saaray.

Daawo:Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Qabsoomay Iyo Qodobbo Muhiim Ah Diiradda Lagu Saaray.

Daawo:Qoyska Danyar Ah Oo Ku Nool Deeganka Ceel Dheere Ee Gobalka Togdheer Oo La Ildarnaa Xaalad Caafimad Daro Oo La Gaadhsiiyay Deeq Lacageed.

Daawo:Qoyska Danyar Ah Oo Ku Nool Deeganka Ceel Dheere Ee Gobalka Togdheer Oo La Ildarnaa Xaalad Caafimad Daro Oo La Gaadhsiiyay Deeq Lacageed.

Qarax Cusub Oo Muqdisho ka dhacay.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhawaaq qarax la maqlay. qiiq ayaa cirka isku shareerary meel la sheegay in aysan sidaa uga fogayn taalladii...

Manchester United oo si lama filaan ah uga badisay Paris Saint German.

Manchester United ayaa guul taariikhi ah ka gaartay Paris Saint-Germain ka dib markii ay kooxdaasi Faransiiska ah ka reebtay horyaalka Yurub ee Champions League-ga....

Madaxweyne Biixi Oo la filayo inuu iskushaandhayn ku sameeyo Xukuumadiisa.

Hargaysa(Somaliland Mirror):- Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ilo wareedyo ka agdhow xaqiijiyeen inuu soo wado isku shaandhayn...

Warakii Ugu Dambeeyay Ee Farmaajo Iyo Kiinyata Oo Soo Baxay, iyo kaalinta Abiye Axmed

Madaxweyne Farmaajo iyo Uhurru Kenyatta ayaa ku heshiiyay in dib loo soo celiyo xidhiidhkii diblomaasiyaddeed ee labada dal, sida uu sheegay agaasimaha warbaahinta Villa...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com