Category: WARARKA

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadlay Askar Lagu Laayey Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobalka Sanaag.

Olole Lagu Beerayo 200 Milyan Oo Geed Maanta Ka Socda Itoobiya Iyo Raysal Wasaare Abiy Axmed Oo Horkacaya.

Guud ahaan dalka Itoobiya waxaa maanta ka socdaa olole ballaadhan oo lagu beerayo 200 milyan oo geed, waxaana howshaas garwadeen ka ah ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy...

Askari ka Tirsanaa Ciidamada Bada Puntland Oo Lagu Eedeeyey Inuu Fududeeyey Dilkii Maareehihii Dekedda Boosaso Paul Anthony Formosa Oo Lagu Xukumay Dil Toogosho.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee shanta Gobol iyo denbiyada Culus ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay Askari ka Tirsan Ciidanka bada puntland ee PMPF oo Lagu soo edeyey...

Hogaamiyaha Waddani Oo Hab Suugaaneed Ku Soo Bandhigay Dareenka Uu ka Qabo Heshiiska Xisbiyadu Ka Gaadheen Doorashada

Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay heshiiskii ay xisbiyadu ka gaadheen khilaafkii doorashooyinka. Hogaamiye Xirsi ayaa...

Ururka Qareennada Somaliland Oo Soo Bandhigay Gefafka Sharci Ee Ay Xukuumaddu Kula Kacday Xildhibaannada Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Ee Xabsiga Loo Taxaabay

War Saxafadeed kasoo Baxay Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa si kulul u cambaareeyey xildhibaannada ka tirsan golaha deegaanka Gabiley ee xabsiga ku jira....

Maxkamadda Sacuudiga Oo Dib U Dhigtay Xukunka Sheekh Caan Ah Oo U Xidhan Dowladda.

Maxkamada la dagaalanka Argagixisada ee dalka Sacuudiga ayaa dib u dhigtay dhageysiga iyo xukunka danbi ay dowlada ku eedeysay wadaad ka caanka ah ee lagu magacaabo...

Safiirka Ingiriiska Oo Si Taxadir Leh Uga Hadlay Arrimaha Somaliland Iyo Soomaaliya.

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan Oo Ka Dayriyey Xaalada Dalku Marayo.

Daawo:Wasiirka Deeganka Marwo Shukri Xaaji Baandare Oo Si Kulul Uga Hadashay Xaalada Ka Taagan Gobalka Sanaag.

Dawlada Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Xaalada Gudoomiyihii Gobolka Banaadir.

Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadashay xaaladda uu ku sugan yahay gudoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com