Category: WARARKA

Mareykanka Oo Cunaqabateyn Saaray Wasiirka Arrimaha Dibaada Iran

Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay wasiirka arrimaha dibadda Iran Mohammad Javad Zarif. Cunaqabateynkan ayaa wuxuu saameynaya dhammaan...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Celiyay Jinsiyadii Labaad Ee Uu Ka Heystay Dalka Mareykanka.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...

Daawo:Xukumada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeeshay Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya.

Aragtiyaha Madaxweyne Biixi Iyo Axmed-Siilaanyo Ay Ka Kala Aaminsanyihiin Dulqaadka Iyo Faraqa U Dhexeeya Labadooda Fikir.

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad uu jeediyay maalintii Axadii ee toddobaadkan, wuxuu qayb ka mid ah kaga hadlay ‘dulqaadka’ oo uu ku tilmaamay inay...

Daawo:Xukumada Oo Ka Hadashay Sababta Keentay Dhalinyaro Lagu Xidh Xidhay Magalada Oodweyne.

Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo War Cusub Ka Soo Saaray Arimaha Saami Qeybsiga Ee Kuraasta Golaha Wakiilada.

Xukumada Oo Eriday Dhalinyaro Ka Tirsanaa Shaqo Qaran Oo Cabasho Ka Muujiyey Imitixaan Loo Galay Shaqaale Ay Qaadanayso Shirkada Singapore.

Xukuumadda Somaliland ayaa eriday afar dhalinyaro ah oo ka tirsanaa barnaamijka shaqo qaran kuwaas oo shalay warbaahinta la hdlay iyagoo cabanaya. Agaasimaha barnaamijka...

Ragga Xaasaskooda Ku Fura 3 Dalqadood Oo Muteysan Doona 3 Sanno Oo Xabsi Ah

Baarlamaanka dalka Hindiya ayaa meel mariyay sharci cusub oo dambi ka dhigaya furiinka dumarka ee waafaqsan shareecada islaaamka. Saddexda dalqadood ayaa seeyga siinaysa...

Puntland Oo Deganaansho la’aanta Galmudug Lacag ku Bixisa Bil kasta Iyo Sababta.

Maamulka Puntland ayaa la sheegay in bil walba lacag kumanaan dollar ah uu ku bixiyo daganaansho la’aanta siyaaseed ee degaanada maamulka Galmudug oo muddo dheer...

Daawo:Safiirka Somaliland Ee China Oo Booqday Shirkadaha Ugu Waaweyn Dalkaasi.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com