Category: WARARKA

Madaxweyne Biixi Oo Ay Dadka Siyaasadda Xiiseeyaa Ka Sugayaan Isku Shaandhayn Sal Balaadhan +Tirada Wasiirada La Filaayo In Xilka Laga Qaado.

Ilaa Sabtidii toddobaadkii hore oo uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka soo laabtay safar uu ku tagay gobalada bari ee dalka, waxa ay dadka siyaasadda xiiseeyaa sugayeen...

Somaliland Oo Ka Hadashay ka Bixitaanka Safiirkii Itoobiya U fadhiyey Hargaysa Iyo Bilaabitaanka Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga Maraykanka ayaa VOA uga warramay ujeedada safarkooda....

Ujeedka Diblomaasiyiin Ku Soo Jeeda Magaalada Hargeysa, Qodobada Ay Hordhigi Doonan Madaxweyne Biixi.

Wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa u muuqda inaan weli lagu guulaysan in dib loo bilaabo, waxase socda dedaalo ay Qaramada Midoobay iyo dalal kale wadaan....

Weerar Lagu Qaaday Iran Oo Imaaraadka Lugaha La Galay Iyo Tehran Oo Hanjabtey.

Wasiirka arrimaha dibedda Iran, Javad Zarif ayaa tusmeeyey in Imaaraadka Carabta ay ku lug lahaayeen weerarkii afarta qof ku dilay, 27-ka kalena ku dhaawacay magaalada...

Dhaliilaha Prof Axmed Samatar U Jeediyey Xukuumada Muuse Biixi Iyo Mustaqbalka Hankiisa Siyaasadeed.

Dhawaan ayey aheyd markii qoraal uu qoray Prof Axmed Ismaciil Samater  kaas oo dhaliilo xoogan ugu jeedinaayo xukuumada Muuse Biixi oo uu ku sifeeyey mid fashilisay...

Qorshaha Ismaaciil Cumar Geelle Iyo Cumar Al Bashiir U Tagayaan Addis Ababa Oo La Shaaciyay

Waxaa maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia la filayaa inay gaaraan madaxweynayaasha dalalka Sudan iyo Jabuuti, kadib casuumad ay ka heleen ra’iisul wasaaraha...

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada Somaliland oo bilaabay dhaq dhaq Diblumaasiyeed oo culus

Hargaysa (Somalilandmirror.com)- ka dib magacaabidii Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibada Mudane Yaasin Xaji Maxamuud Xiir Faratoon, xukuumada Somaliland ayaa bilawday dhaq...

Daawo:Xukumada Somaliland Oo Dawlada Somaliya Ku Eedaysay Inay Carqaladayso Nabadgelyada Somaliland.

Daawo:Xukumada Somaliland Oo Dawlada Somaliya Ku Eedaysay Inay Carqaladayso Nabadgelyada Somaliland.  

Dowlada Burundi Oo Qaaday Talaabo ka Cadheysiisay Qaramada Midoobay + Sababta.

Madaxda Burundi ayaa amray in guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay uu xafiisyadiisa albaabada isugu laabo muddo labo toddobaad ah, sida ay ilo ka tirsan...

Khilaafkii Madaxweyne Gaas iyo Cameey Oo Sii Xumaaday + Garyaqaano Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Puntland.

Garyaqaanka Guud ee mamulka Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud  ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Puntland iyo ku...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com