Category: WARARKA

Daawo:Salaadinta Iyo Qoorwaynta Beelaha Habar Jeclo Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Salaadin Iyo Waxgaradka Ka Socda Magaalada BADHAN.

Daawo:Salaadinta Iyo Qoorwaynta Beelaha Habar Jeclo Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Salaadin Iyo Waxgaradka Ka Socda Magaalada BADHAN.

Nicholas Haysom Oo Xil Cusub Loo Magacaabay.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa xil cusub u magacaabay Nicholas Haysom wakiilkiisii gaarka ahaa u qaabilsanaa Soomaaliya, kaasi oo bilowgii sanadkaan laga...

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Aasaarta Qadiimiga Ah Ee Laas-Geel, Xadhigana Ka Jaray Dayactir Iyo Ceelal Laga Hirgeliyey Halkaasi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqday goobta Aasaarta qadiimiga ahi ku duugan tahay ee Laasgeel, waxana uu soo indho-indheeyey...

Dawladda Baxreyn Oo Aqoonsiga Muwaadinimo Kala Noqotay In Ka Badan 138 Qof.

Maxkamad ku taalla dalka Baxrayn ayaa xukun xabsi ah ku ridday 139 qof, waxayna dhalashada kala laabatay dhammaantood marka hal qof laga reebo, waxay dadkaas ku heshay...

Madaxweyne Trump Oo Ku Gacan Seydhay Qaraar Ka Dhan Ahaa Boqortooyada Sacuudiga.

Madaxweyne Donald Trump ayaa xalay diidmada qayaxan u adeegsaday qaraar uu Koongareeska Mareykanka ku diiday ku lug-lahaashaha Mareykanka ee dagaalka ay Sacuudiga iyo...

Wasiir Xukuumadda Muuse Biixi Oo Ka Tirsan Oo Ka Gubtay Dhaliishi Ex Wasiir Oday Cadaami.

Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi oo hadal ka jeediyay Munaasibad Qado Sharaf ah oo lagu Sooryeeyay Madaxdhaqameedka Beesha Warsangali...

Lacag Kumanaan Dollar Ah Oo Lagu Soo Dhex Qariyey Gaadhi Qaad U Siday Somaliland Oo La Qabtay.

Wararka aanu helay ayaa waxa sheegayaan in caasimada Dowlad deegaanka Soomaalida ee Jigjiga lagu qabtay lacag lagu soo qariyey gaadhi xamuul ah oo qaad u siday...

Daawo:Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Ka hadlay Muranka Ka Taagan Xasaanad Ka Qaadista Xildhibaanada Goloyaasha Deeganka Dalka.

Daawo:Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Ka hadlay Muranka Ka Taagan Xasaanad Ka Qaadista Xildhibaanada Goloyaasha Deeganka Dalka.

Daawo:Madaxweyne Biixi Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaaric Horumarineed Oo Laga Hirgeliyey Magaaladda Berbera.

Daawo:Madaxweyne Biixi Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaaric Horumarineed Oo Laga Hirgeliyey Magaaladda Berbera.

Daawo” Madaxweyne Muuse Biixi Xan Hore Ayaa Suuqa Ugu Jirtay ..” Xisbiga Waddani Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Madaxweyne Biixi

Daawo” Madaxweyne Muuse Biixi Xan Hore Ayaa Suuqa Ugu Jirtay ..” Xisbiga Waddani Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Madaxweyne Biixi        ...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com