Category: WARARKA

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka Magaalada Abu Dubai.

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka Magaalada Abu Dubai.  

Mudaharaadyo Xooggan Oo Maalintii Afraad Ka Socda Dalka Itoobiya + Sababta.

Mudaharaadyo hor leh oo ay qowmiyadda Oromada kaga soo horjeeddo dowladda Itoobiya ayaa maalintiisa afraad ka socda dalkaasi. Mudaharaadkan oo Arbacdi billaawday ayaa...

Ururka Solja Oo Walac Ka Muujiyay Xaaladda Amni Ee Suxufiyiinta Somaliland+Kana Hadlay Dhaqanadda Ay Boolisku La Soo Baxeen.

Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, waxa uu u arkaa dhacdooyinka soo noqnoqday ee dhex maray Askar ka tirsan Booliiska Somaliland iyo Suxifiyiinta inay yihiin...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta oo...

Qaramadda Midoobay Oo Wasiirkii Arimaha Dibadda Itoobiya U Magacowday Xil Sare

Qoraal ka soo baxay xoghayaha Qaramada Midoobey António Guterres ayaa lagu sheegay in Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Workneh Gebeyehu loo magacaabay Agaasimaha Guud...

Daawo:Kalfadhigii Golaha Guurtidda Oo Furmay iyo Qodobadda  Lagaga Dooday.

Daawo:Kalfadhigii Ee Golaha Guurtidda Oo Furmay iyo Qodobadda  Lagaga Dooday.

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Maalinta Haween Weynaha Ee 8 March.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay xuska maalinta caalamiga ah ee...

Maxaa Baajiyay Socdaal La Filayay In Raysal Wasaare Abiye Axmed Uu Hargeysa Ku Iman Lahaa Arbacadii?

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Raysalwasaaraha Itoobiya uu baajiyay socdaal la filayay inuu Arbacadii la soo dhaafay ku iman lahaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa....

Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiintu Door Intee Leeg Ayuu Ku Lahaa Xukunka Nus Milyanka Dollar Ah Ee Dhallinyarada Lagu Xukumay?

Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ayaa gacan ka gaysatay xukun ay maxkamadda rafcaanka ee gobalka Maroodi-jeex ku riday dhallinyaro lagu eedeeyay inay dhaawacyo...

Daawo:Xidhiidhka Kubada Cagta Conifa Oo Dalka Soo Gaadhey Iyo Somaliland Oo Lagu Qabanayo Tartanka Wadamada Aan La Aqoonsanayn.

Daawo:Xidhiidhka Kubada Cagta Conifa Oo Dalka Soo Gaadhey Iyo Somaliland Oo Lagu Qabanayo Tartanka Wadamada Aan La Aqoonsanayn.  

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com