Category: WARARKA

Xukumadda Madaxweyne Biixi Oo Amar Culus Iyo Xayiraad Dul-Dhigtay Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Cali Khaliif

Xukuumada Muuse Biixi ayaa gebi ahaanba xayiraad kusoo rogtay kulan ka dhici lahaa magaalada Borama, oo ay ku qaban lahaayen labada Professor ee Axmed Ismaaciil Samatar...

Dowladda Ingiriiska Oo Laga Codsaday Inay Mustaafuriso Diplomaasi U Dhashay Dalka Qatar.

Maxamuud Axmed oo 79 jir ah ayaa ugu baaqay Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Arrimaha Barwaaq-sooranka ee dalka UK, Jeremy Hunt in Isbedel lagu sameeyo Sharciga, si...

Hoggaamiyaha Xisbiga Ugu Weyn Mucaaradka Dalka Turkiga Oo La Weeraray.

Hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka Turkiga ee CHP, Kemal Kılıçdaroğlu, ayaa waxaa weeraray dad caraysan xilli uu ku sugnaa aas caasimada Ankara loogu sameynayay...

Dibadbaxayaasha Suudaan Oo Xidhiidhka U Jaray Guddiga Millatariga

Hoggaamiyeyaasha dibadbaxyada Suudaan ayaa sheegay inay xidhiidhka u jareen guddiga milatariga ee beddelay hoggaamiyihii xilka laga tuuray ee Cumar al-Bashir. Waxay ku...

Somaliland Oo Shaacisay Saddex Qodob Oo Madaxweyne Biixi Kula Soo Heshiiyey Imaaraadka Carabta

Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland ayaa dib ugu soo laabtey maanta magaalada Hargeysa kadib safar laba maalmood qaatey oo ay ku tageen dalka Imaaraadka...

Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Guddi Ku Dhawaaqay Xili Madaxweynihii Dalka Ka Maqan Yahay

Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Guddi Ku Dhawaaqay Xili Madaxweynihii Dalka Ka Maqan Yahay          

Xubno Siyaasada Ku Kala Fogaaday Oo Dood Kulul Fooda Isku Dari Doona & Bulshada Oo Indhaha Ku Haysa.

Hargaysa(somalilandmirror)-Xubno Siyaasada Ku Kala Fogaaday Oo Dood Kulul Fooda Isku Dari Doona & Bulshada Oo Indhaha Ku Haysa. Caawa iyo Dood Xiiso badan oo ay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xadhiga Cabdimaalik Muuse Coldoon Iyo Cisbitaalka Oo La Geeyay.

Wararkii Ugu Dambeeyay Xadhiga Cabdimaalik Muuse Coldoon Iyo Cisbitaalka Oo La Geeyay. Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo ka xidhan labada gacmood ayaa maanta la geeyay...

Madaxtooyada Somaliland Oo War Naxdin Leh Laga Soo Saaray & Arrin Soo Korodhay Oo Laga Hadlay.

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland. Madaxweyne ku xigeenka...

Dp World oo Berbera Ka Soo Saartay War Xaasaasi Ah Iyo Magaalada Diridhaba Ee Itoobiya Oo Ay Ka Dhigayso Xarunta Ugu Weyn Afrika Ee Alaabada Lagu Qaybinayo

Berbera(Somalilandmirror)-:­ Shirkadda maamusha dekedda Berbera ee DP World ayaa sheegtay in ay si dhaw ula socoto furfurnaanta ganacsi iyo dhaqaale ee dalka Itoobiya...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com