Category: WARARKA

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Imtixaan Ka Qaadaysa Wadaaddada Cilaajyada Ka Shaqaysta.

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa bilaabaysa hawl gal Imtixaan lagaga qaadayo dhammaan cilaajyada dalka ka hawlgala ee dadka lagu dabiibo, iyadoo wajiga...

Daawo:Magalada Hargaysa Oo Laga Daah Furay Barnaamijka Iskaashiga Horumarinta Degmooyinka Gobalka Maroodi-jeex.

Daawo:Magalada Hargaysa Oo Laga Daah Furay Barnaamijka Iskaashiga Horumarinta Degmooyinka Gobalka Maroodi-jeex.

Ciidamada Booliska Iyo Guddida Wanaag Farista Oo Joojiyay Bandhigga Buug Xalay Munaasabad Loogu Qabanayay Magaalada Burco.

Ciidamada Booliska Iyo Guddida Wanaag Farista Oo Joojiyay Bandhigga Buug Xalay Munaasabad Loogu Qabanayay Magaalada Burco.  

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada.

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa xalay ku dhawaaqay Liiska gollihiisa wasiirada Puntland oo isugu jira wasiiro, wasiir Ku-xigeeno iyo wasiiru...

Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Bilaabay Qeybinta Kaadhadhkii Golaha Dhexe.

Xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye waxaa maanta si rasmi ah looga bilaabay qeybinta kaadhaadhkii shirka golaha dhexe oo dhawaan Borama ka dhici doona .

“Saldhiga Berbera Waanu Kiraynay ” Muuse “ Saldhigga Berbera Kiro Kama Qaadaynayo ” Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Sacad Keebaa Shacabka Reer Somaliland Run U Sheegaya.

Madaxweynaha Somaliland ayaa mar uu waraysi la yeeshay Wariye Cabdisalaan Hereri waxa uu sheegay in Somaliland ay saldhigga millatari ee Imaaraadka ka dhisanayo Berbera...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Somaliland Oo Ka Xog-waramay Shirar Uu Kaga Qaybgalay Dalka Holland

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Aadan Xaaji Cali Axmed iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa shirara kala duwan oo caalami ah kaga qaybgalay...

Donald Trump Oo La Xaqiijiyey In Uu Caafimaad Qabo Kadib Markii Lagu Sameeyey Baadhitaan Caafimaad

Dhakhtarka Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu caafimaadkiisu aad u wanaagsan yahay, kadib markii lagu sameeyey baadhitaan caafimaad oo...

Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Xayiraad Ku Soo Rogtey Wargeyska FOORE Ee Ka Soo Baxa Magaalada Hargeysa.

Maxkamadda gobalka Maroodi-Jeex oo muddooyinkii ugu dambeysay gacanta ku haysay dacwado lagu soo oogay Wargeys-ka madaxa-bannaan Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa...

Madaxwaynaha Sudan oo la filayo inuu kursiga ka dago , maxaa sabab u ah ?

Sudan(Somaliland Mirror)- warar kasoo baxaya dalka Sudan ayaa sheegaya inuu kursiga ka dagayo Madaxwahnaha Sudan Cumar AL Bashiir . wararka ayaa waxa ay kaloo sheegayaan...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com