Category: WARARKA

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxa Xafiiska Midawga Yurub

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa saaka kulan la qaatay Madaxa Xafiiska Midawga Yurub ( EU ) Mr.David Korpela kulankaas oo Ka dhacay Hotel Maansoor, Labada Geesood...

Madaxweynaha Turkiga Oo Dawladda Sucuudiga Ka Codsaday Inay U Soo Gacan Geliso Dadkii Ka Dambeeyeen Dilka Weriye Jamaal Khaashugji.

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ka codsaday dowladda Sucuudi Carabiya inay usoo gacan geliso dadka ku sugan dalkaasi ee looga shakisan yahay inay ka...

Daawo : Sidii Madaxwayne Muuse Biixi loogu Soo dhaweeyay Hargaysa.

Shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si ballaadhan oo aan kala hadh lahayn usoo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha...

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Faratoon ayaa ka jawaabey hadal ka yimi Mustafe Cagjar .

Doorashada madaxweyne ee KOONFUR GALBEED oo mar kale dib loo dhigay

Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee dhawaan la magacaabay ayaa Maanta markale shaaciyay in ay dib u dhacday waqtiga ay dhici laheyd doorashada...

Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Oggolaaday Dhismaha Ciidamada Badda Dalka

Golaha xukuumadda Itoobiya ayaa isku raacay sharci qabyo ah oo ku saabsan dhismaha ciidamada badda iyo horumarinta hay’addaha amniga. Sharcigaan oo ah mid cusub ayaa...

Cabsi Xoog Leh Oo Jiif Iyo Joogba U Diidday Masuuliyiin Badan+ Madaxweyne Biixi Oo Maagan Inuu Isku Shaandhayn Mugleh Ku Sameeyo Golihiisa Xukuumadda.

Inkasta oo sida la sheegay uu Madaxweyne Biixi markii hore damacsanaan inuu safarkiisan uu Gobolada Bari ugu maqan yahay ka hor uu seefta la dhex qaado Golihiisa...

Daawo:Qaabkii Madaxwaynaha Qaranka Somaliland Loogu Soo Dhaweyay Magalada Laascanod.

Daawo:Qaabkii Madaxwaynaha Qaranka Somaliland Loogu Soo Dhaweyay Magalada Laascanod.  

“Itaal La’aan  Iyo Tayo La’aan  Ayaa Ka Muuqata Ciidammada Booliska ” Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Eedeeyay Hoggaanka Booliska Somaliland.

“Itaal La’aan  Iyo Tayo La’aan  Ayaa Ka Muuqata Ciidammada Booliska ” Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Eedeeyay Hoggaanka Booliska Somaliland....

Daawo:Wefti Uu Hogaaminaayo Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Oo Loogu Soo Dhoweeyay Degmada Ceelafweyn Iyo Ujeedka Socdaalkiisu Daaran Yahay.

Daawo:Wefti Uu Hogaaminaayo Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Oo Loogu Soo Dhoweeyay Degmada Ceelafweyn Iyo Ujeedka Socdaalkiisu Daaran Yahay.  

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com