Category: WARARKA

Maayar Ku Xigeenka Hargeysa Oo Ku Goodiyay Inaanay Jirin Cid Kala Diri Karta Golaha Deegaanka Hargeysa Sheegayna Cida Kaliya Ee Baddali Kartaa Inay Tahay Golle Lasoo Doortay

Hargaysa(somalilandmirror)-Maayar ku Xigeenka Golaha Deegaanka Magaalada Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagaweyne) ayaa ka hadlay arin maalmihii u dambeeyay aad...

Weerarada Kenya Ma Waxay Noqdeen “Wixii Xun Ba Soomaali Baa Leh”?

Kenya (somalilandmirror)Tan iyo markii ururka Al Shabaab ay weerarka ku qaadeen dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi waxaa warbaahinta dalka Kenya ay ku soo warrantay...

Imaaraadka Carabta Oo War Cusub Ka Soo Saaray Saldhigii Milatari Ee Ay Ka Samaysanayeen Somaliland

Hargeysa (Somalilandmirror): War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Emirateka oo la iskugu gudbiyay shabakaddaha ay diblomasiyiintu ku xidhiidhan, ayaa...

Xukuumadda Somaliland Ayaa xabsiga u taxaabtay qaar ka mid ah carruurta derbi-jiifka ah Ee Magaalada Hargeysa

Carruurtan derbi-jiifka ah ayaa cabasho la hortagay wasaaradda iyagoo ku andacoonaya in xaqqoodii ay cuntay wasaaradda arrimaha bulshadu.Hase ahaatee wasaaradda ayaa ku...

Dawladda Maraykanka Shaacisay Inay Dhisayso Waddo Isku Xidhi Doona Magaalooyinka Muqdisho Iyo Jabuuti Iyo Goobaha Ay Marin Doonto

Wargeyska Caanka ah ee Foriegn Policy ayaa daabacay warbixin layaab leh oo uu ka diyaariyay qorshe Maraykanku ku damacsan yahay in uu ku dhisto Jid dheer oo isku xidhi...

Madaxweyne Biixi Oo Bedelay Aragti Uu Bil Ka Hor Aaminsanaa Iyo Amaradiisii Oo Noqday Hal Bacaad Lagu Lisay

Hargaysa(somalilandmirror)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo 9 bishii December ee 2018-kii kormeer ku tagay cisbitaal guud ee magaalada Hargeysa ayaa waxa...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cisbial Ku Booqdey Mid Ka Mid Ah Golihiisa Wasiirada Oo Xanuusanaya 

Hargeysa (somalilandmirror):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo booqday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil...

Daawo:Caaqil C/Risaaq Askar Oo Eedeymo Culus U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

Caaqil C/Risaaq Maxamed  Askar oo ka mid ah madax dhaqameedka beelaha dega Xafada Maxamuud Haybe iyo degmada Salaxley ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi u jeediyey...

Maayer Soomali ah oo Madaxwayne Trump ka mamnuucay magaaladiisa.

Dawlada Imaaradka Carabta Oo Bixisay Lacagta Dhismaha Saldhiga Militery Ee Magaalada Berbera & Xogg Xaasaasi Oo Laga Helay.

War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Emirateka oo la iskugu gudbiyay shabakaddaha ay diblomasiyiintu ku xidhiidhan, ayaa lagu sheegay in dawladda...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com