Category: WARARKA

Daawo:Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Madaarka Hargeysa Qarka U Saaran yahay Inuu Xidhmo + Sababta.

Daawo:Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Madaarka Hargeysa Qarka U Saaran yahay Inuu Xidhmo + Sababta.  

“Ma Aqbali Doonno In Qab-Qable Uu Nagu Cabsi Geliyo Xukunka Ayaan Idinka Ridaynaa ” Raysal Wasaare Khayre.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa diginin culus u diray xubnaha mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Farmaajo, isaga oo sheegay inaan lagu cabsi...

Gudida Dibudhiska Xabaalaha Burco Oo Ku Baaqay In Laga Qayb Qaato Dhul Lagu Kordhinayo Dhulkii Hore Loogu Asteeyey Xabaalaha Oo Buuxsamay.

Gudida Dibudhiska Xabaalaha Burco Oo Ku Baaqay In Laga Qayb Qaato Dhul Lagu Kordhinayo Dhulkii Hore Loogu Asteeyey Xabaalaha Oo Buuxsamay.  

Dooni Siday Hub Iyo Rasaas Oo Lagu Qabtay Xeebaha Soomaaliya Iyo Cida Loo Waday.

Dowladda India ayaa markale sheegtay in mid kamid ah maraakiibtooda dagaalka uu gacanta ku dhigay doon kaluumeysi oo hub badan uu saarnaa, sida qoraal kasoo baxay lagu...

Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Soomaaliya Iyo Rabshadaha Magaalada Baydhabo.

Beesha Caalamka ayaa war saxaafadeed wadajir ah ka soo saartay Xaalada magaalada Baydhabo, iyagoo sheegay inay ka walaacsan yihiin dhacdooyinka u dambeeyay ee ka dhacay...

AMISOM Oo Iska Fogeysay Inay Qeyb Ka Aheyd Xadhiggii Mukhtaar Roobow.

Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM ayaa khamiistii magaalada Baydhabo waxa ay ku xireyn kadibna u gacan galiyeen dowladav Federaalka...

Maxkamada Ciidamada Itobiya Oo Xukumo Ku Riday Askartii Dhowaan Mudaharaadka La Tegay Xafiiska Madaxweynaha

Maxkamada Ciidamada Itobiya Oo Xukumo Ku Riday Askartii Dhowaan Mudaharaadka La Tegay Xafiiska Madaxweynaha Maxkamada ciidamada difaaca ee dalka Itoobiya ayaa xukuno ku...

Dowladaha Qatar Iyo Somaliya Oo Kala Saxeexday Heshiis Lagu Horumarinayo Dekadaha Somaliya.

Wasiirka gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay dawladdiisu bilaabayso mashruuca...

Xildhibaan Baydhabo Lagu Dilay iyo Rabshadaha Ka Socda Baydhabo Oo Sii Xoogeystay.

Iyadoo dibad-baxyo rabshado wata ay saaka maalintii labaad ka socdaan magaalada Baydhabo ayaa warar goor dhow magaaladaas naga soo gaaray waxay sheegayaan in la dilay...

Wafti Uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsan-geli Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe, Madaxweyne Cabdiwali Gaas Oo Uu Kulan La Yeeshay.

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe Ku Soo Dhaweeyey Suldaanka Guud ee Beelaha Harti, ahna Suldaanka ugu faca weyn leh Saalaadiinta beelaha Somaliland...