Category: Uncategorized

Daawo: “ Shirka Beelaha Habar Jeclo Iyo Garxaajis Wakhtigan Munaasib Ma Aha ” Ex Wasiir Cukuse.

Xarunta Dhaqanka Hargaysa oo Soo Farogelisay Xogtii Xafiiska Imtixaanaadka Iyo Guddoomiye Daa’uud Oo Si Adag uga hadlay.

wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL Ayaa waxba kajiraan ku tilmaantay qabanqaabada dood ay xarunta dhaqanka ee Hargaysa sheegtay inay qabanayso, taasoo lagaga...

Nuxurka Waraaqo Ay Kenya Iyo Soomaaliya Isweydaarsadeen Oo Sii Adkaynaya Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee U Dhexeeya

Dawladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa isweydaarsaday laba waraaqood oo sii adkaynaya khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labadaas dal. Wargeyska The standard ee ka...

Midowga Afrika oo ka Qaybgalka Shirarkooda ka Joojiyey Suudaan

Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa shaaciyey inay dalka Suudaanka joojiyeen ka qaybgalka dhammaan shirarka Midowga Afrika, ilaa inta ay maamul ku-meel-gaadh ah...

Daawo:Siyaasi Muuse Askar Guuled Oo Ka Hadlay Cafiskii Madaxweyne Biixi Ku Siidayey Maxabistii Putland ,Shirka Bariga Iyo Galbeedka Burco.

Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abby Ahmed Oo Gaadhay Dalka Sudan.

Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abby Ahmed ayaa maanta gaadhay magaalada Khartoum ee Caasimadda Dalka Sudan si uu u dhex-daadiyo hogaamiyayaasha milatariga haya talada...

Kulan muhiima oo xalay ka dhacay magaalada Dubai oo lagaga hadlay Xalada Somaliland .

Dubai ( Somaliland Mirror) – Kulan muhiima Oo Ay Albaabadu U Xidhanyihiin ayaa magaalada Dubai Uga Furmay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen,...

Newly-elected Yorkshire MEP and former Sheffield Mayor, Magid Magid, to attend Green Party conference at Scarborough Spa

North Yorkshire’s new Green MEP will be visiting Scarborough this weekend to take part in the Green Party Conference at the Spa. Magid Magid, 29, moved to...

Dagaalka uu Iclaamiyey Axmed Karaash ma Goolaaftan baa Mise waa Shir Kaga Kac?

Tan iyo markii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu munaasibadii 28 Guuradii ka soo wareegtay dib ulasoo noqashadii madax-bannaanida Somaliland ee 18ka May ku dhawaaqay inuu...

“Madaxwayne Sidii bariga sanaag loo waayay Yaan Madaarka Hargaysa Loo Waayin ” Xildhibaan Siciid Libaaxo

Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha guurtidda somaliland ayaa eedo culus waxa uu u jeediyay maareeyaha duulista somaliland oo ku...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com