Category: Uncategorized

Daawo:Ugaas Istaw Oo Ka Markhaati Kacay Waxqabadka Maayir Maxamed Muraad Kana Difaacay Eedo Loo Jeediyey.

Daawo:Masuuliyinta Xisbiga waddani Oo Qaadacay Xukun Maanta Maxkmada Gobalka Maroodi Jeex Ay Riday 

Daawo:Masuuliyinta Xisbiga waddani Oo Qaadacay Xukun Maanta Maxkmada Gobalka Maroodi Jeex Ay Riday 

Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Xukuntey Gudoomiyihii Garabka Dhalinyada Xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq.

Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq dhamme waxaana ay ku xukuntey 6...

Xukumada Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Midnimo Uu Ku Baaqay Madaxweyne Farmaajo.

Xukuumada somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeedhay madaxweyne Farmaajo oo la xidhiidhay midnimo uu markale ku baaqay. Warsaxaafadeed ka soo baxay...

Dawlaha Somaliland Iyo Faransiiska Oo Ka Wadahadalay Arimaha Duulista Hawada.

Dawladda Somaliland ayaa ku martiqaaday Faransiiska inay wax kala qabtaan, isla markaana ay raadiyaan maalgashi ku saabsan fursadaha ka banaan dhinaca Duulista hawada ee...

Daawo:Abwaan Qoolab Oo Gabay Ku Karbaashay Xildhibaan Siciid Axmed Raage ,Fariina Udiray Maayirada Burco Iyo Berbera.

Daawo:Marwada Marxuun Madaxweyne Cigaal Oo Ka Hadashay Dacwad Ay Ka Gudbisay Dadkii Gubay Gurigeeda.

Daawo:Guddoomiyaha Golaha Guurida Saleebaan Maxamuud Aadan Oo Ka Hadlay Colaado Ka Jira Gudaha Somaliland.

Daawo:Madaxweyne Biixi Oo Si Kulul Uga Hadlay Arinta Xoolaha Sucuudiga ,Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya.

Daawo:Xildhibaan Maxamed Tuurtuur Oo Fariin Udiray Maayirada Degmooyinka Berbera Iyo Burco.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com