Category: NEWS

Soomaaliya Oo Qofkii Labaad Laga Helay Cudurka Coronovirus Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

In kabadan 50% dadka u dhintay cudurka CoronaViruska dalka Sweden oo noqday Soomaali

 Dalka Sweden, 50%  dadka u geeriyooday cudurka Coronavirus ayaa noqday Soomaalida dalkaas ku nool, sida uu sheegay Yassin Abdullahi, oo kamid ah dadka waqtiga...

Daawo:- Waraysi Xasaasi Ah Oo Lala Yeeshay Siyaasigii Reer Togdheer Ee Xisbiga Ka Furtay Soomaaliya.

Muxuu Yahay Heshiiska Ay Culimada Iyo Maamulka Puntland Ka Gaadheen xidhidda Masaajidyada?

Tan iyo markii dhawaan Soomaaliya looga dhawaaqay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka coronavirus ah, maamulka Puntland ee Soomaaliya waxa uu qaaday tallaabooyin looga...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caabuqa Corona Oo Fara Ba’an Ku Haya Caalamka

Waxaa wali fara’ ba’an ku haya caalamka cabuqa Corona oo galaaftay noolasha dad badan Cudurka ayaa u muuqda in aysan jirin qaarad uusan gaarin. Min...

Berbera Oo Aanay Ka Dhaqan Galin Amaradii Gudida Wacyigalinta Xanuunka Corona Virus Ee Somaliland.

Daawo:- Masuuliyiinta Dawlad Deegaanka Oo Sheegay In Hal Qof Oo Looga Shakisanyahay Caabuqa Corona Loo Diray Shaybaadh

Somaliland Oo Tallaabo Ka Qaadaysa Dadka Marfashyada Ku Qayila.

Daawo:- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xukumadda Ugu Baaqay In Joojiso Duulimaadyada Iyo Qaadka Itoobiya

Xukuumada Somaliland Oo Dalka Ku Sii Daysay Rakaab Aan Caafimaadkooda La Baadhin Oo La Socday Ehtiopian Airline.

Hargeysa(Somaliland Mirror):- Wakiilkii hore ee somaliland u qaabilsanayd wadanka Ingiriiska Marwo Ayaan Maxamuud Cashuur ayaa xukuumada Muuse Biixi ku canaanatay in...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com