Admin 2

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Bashe Maxamed Faarax Oo Sharci Daro Ku tilmamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool.

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Bashe Maxamed Faarax Oo Sharci Daro Ku tilmamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool.  

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Loo  Sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe. 

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Loo  Sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe.

Qarax Xoog Leh Oo Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Maxkamadda Magaalada Boosaaso Ee Maamulka Puntland.

-8 qof ayaa ku dhaawacmay qarax xoog leh oo ka dhacay afaafka hore ee Maxkamada derejeda kowaad ee Gobolka Bari ee Magaaladda Boosaaso ee maamul gobolleedka Puntland....

Xildhibaan Dhakool Oo Saaka Maxkamad La Soo Taagay

Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, oo labada gacmood silsiladi kaga xidhan tahay ayaa saaka la horgeeyay Maxkabadda gobolka Maroodi-jeex. Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka...

Shirkii Garoowe Uga Socday Dowladda Soomaaliya Iyo Maamul Gobolleedyadeeda Oo Fashil Ku Soo Dhammaaday

Garoowe(somalilandmirror)-Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in shirkii halkaasi uga socday mas’uuliyiinta...

Daawo:Madax Dhaqameedka Beelaha Dirred Oo Si Kulul Uga Hadlay Dad Lagu Dilay Degaanka Awbare Oo Ka Tirsan Dawlad Degaanka Somalida.

Daawo:Madax Dhaqameedka Beelaha Dirred Oo Si Kulul Uga Hadlay Dad Lagu Dilay Degaanka Awbare Oo Ka Tirsan Dawlad Degaanka Somalida.  

Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ku Geeriyoodey Magalada Hargaysa.

Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xussen  Yuusuf ( Cabdi Waraabe ) oo ka mid ahaa odayaasha waa weyn ee udub dhaxaadka u ahaa Somaliland ayaa goor dhaweyd ku geeriyoodey...

Qof Hubaysan Oo Rasaas Ku Furay Masaajid Ku Yaalla Magaalada London Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Qof hubaysan ayaa rasaas furay isaga oo ku sugan bannaanka masaajid ku yaalla London, iyadoo ay dadku tukanayaan taraawiix. Booliiska ayaa la wacay oo loo sheegay nin...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Tallaabadii Kenya Ku Joojisay Duulimaadkii Tooska Ahaa Ee Nairobi.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa xaqiijiyay wararka sheegaya in dowladda Kenya ay joojisay duulimaadyadii sida...

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Sabata Keentay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool.

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa ka Hadlay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool Oo Habeenkii Xalay ahaa Ciidamada Boolisku Xabsiga U Taxabeen. Ciidanku...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com