Admin 2

Dalalka Caalamka Ee Taageera Dimuqraadiyadda Iyo Horumarka Somaliland Oo Ka Walaacsan Is-Mari-Waaga Madaxweyne Biixi Iyo Mucaaradka Oo Caqabad Ku Ah Doorashooyinka Habsaamay.

Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed iyo mashaariicda horumar ee Somaliland ayaa ka walaacsan in Somaliland awoodi kari weyday inay...

Turkiga Oo Cabasho Ka Gudbiyay Mas’uuliyiin Iyo Xildhibaanno Reer Soomaaliya Ah Oo Fiiseyaasha Dalkaa Si Musuqmaasuq Ah Uga Iibinaya Dad Si Sharci-darro Ah Ku Tagaya Turkiga.

Safiirka dalka Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu cabasho u gudbiyay xafiiska ra’isal wasaaraha Soomaaliya iyo aqallada baarlamaanka isaga oo...

Geelle Iyo Farmaajo Oo Ku Guul-darraystay In Qof Ka Soo Jeeda Jabuuti Ama Soomaaliya Loo Magacaabo Xoghayaha Fulinta Ee IGAD Iyo Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Taagan Madaxda Gobalka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ku guuldaraystay olole ay ku doonayeen in qof ka soo jeeda...

Hoggaamiyihii Kooxda Daacish Oo La Dilay Iyo Madaxweyne Trump Oo Ka Hadlay.

Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa la sheegayaa in lagu dilay weerar ciidammada mareykanku Ku beegsadeen oo ka dhacay Idlib, dalka Suuriya. Warbaahinta Mareykanka ayaa ku...

Madaxweynaha Biixi oo dhagax dhigay dhismaha keydka taariikhda dalka + Amarna Dul Dhigay Maayirkada Magaalooyinka

Madaxweynaha Biixi oo dhagax dhigay dhismaha keydka taariikhda dalka + Amarna Dul Dhigay Maayirkada Magaalooyinka

Xaaladdii Magaalada Burco Oo Faraha Ka Baxday Iyo Xanuunkii Oo Ku Soo Laba Kacleeyay Dadkii Uu Ku Dhacay

Wararka ay helayso warbaahintasomalilanmirror ayaa daboolka ka qaadaya in xanuunkii kaduudiyaha ee dadweynaha magaalada burco iyo nawaaxigeeda ku habsaday uu iminkana ku...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Rabshadaha Ka Socda Itoobiya

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay rabashadaha ka socda Dalka Itoobiya, gaar ahaan Deegaanka Oromada, waxayna sheegtay inay ku rajo weyn tahay in rabashadaahaasi ay...

Dawladda Itoobiya Oo Somaliland Ku Amaantay Nabadgelyada Iyo Xasiloonida Ka Jirta.

Dawladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Itoobiya ayaa sii taabogelinaya cilaaqaadka ganacsi ee ka dhexeeya labada dal ee Jaarka ah. Wargeyska East African Business Week...

Daawo:Waxgaradka Iyo Odayaasha Degaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaalad Colaadeed Oo Ka Soo Cusboonaatay Deegaankaasi Dhaliilana Ujeediyey Xukuumada.

Daawo:Macalin Maxamed Soomaali Oo Faah-faahiyay Dhulka Qoyska Madaxweyne Muuse Biixi Ku Haysto

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com