Admin 2

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukun Saddex Sanno Ah Ku Riday Qareen Laa Luush Qaatay.

 Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa muddo saddex sanno oo xadhig ah ku xukuntay Qareen Asad Nuur Cilmi, oo Maxkmaddu sheegtay 900 dollar oo Laaluush uu ka qaatay qof...

Daawo:Mid Ka Mida Beelaha Waaweyn Ee Somaliland Oo Shir Deg Deg Ah Yeelanaya Maxayse Saluugsanyihiin?

Daawo:Mid Ka Mida Beelaha Waaweyn Ee Somaliland Oo Shir Deg Deg Ah Yeelanaya Maxayse Saluugsanyihiin?      

Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Farmaajo Halkee Ayuu Ku Danbeyey

Qoraal goordhaw lasoo gaarsiiyay Warbaahinta lana sheegay in uu kasoo baxay xafiiska Xoghayaha guud ee golaha shacabka C/kariin Xaaji Buuh ayaa lagu sheegay in...

Daawo:Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Somaliland Oo Ganafka Ku Dhuftay Go’aan Uu Shaaciyay Madaxweyne BIIXI + Maxaa Soo Kordhay?

Daawo:Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Somaliland Oo Ganafka Ku Dhuftay Go’aan Uu Shaaciyay Madaxweyne BIIXI + Maxaa Soo Kordhay?    

Guriga Gudoomiyaha Golaha shacabka Oo Laga Jaray Biyaha Iyo Cuntada+Arimo Xasasi

Muqdisho(somalilandmirror)-Xildhibaano katirsan golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ahaa xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa...

Laba Amar Oo Kasoo Kala Baxay Laba Wasiir Oo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ka Tirsan Oo Jahawareer Iyo Saluug Dawladnimo Umaddu Ku Dhaliyay.

Iyadoo ay Xukuumadda uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi  ay hadda sanad jirsatay ayaa keli ah waxa laga hayaa mudadaasi ay jirtay amaro isburinaya oo kasoo...

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Hanjabaad Udiray Farmaajo Taageerana Umuujiyey Xildhibaanada Moshinka Ka Keenay.

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Hanjabaad Udiray Farmaajo Taageerana Umuujiyey Xildhibaanada Moshinka Ka Keenay.  

Xabsi Guri La Sheegay in La Galiyay Gudoomiyihii Golaha Shacabka Somaliya Maxamed Mursal Iyo Cida Qorshahani Fulisay.

Xildhibaano katirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh la galiyay xabsi guri...

Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Waray Qodobada Uu La Hadlay Kulamo Uu La Yeeshay Madaxda Qaarada Yurub.

Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Waray Qodobada Uu La Hadlay Kulamo Uu La Yeeshay Madaxda Qaarada Yurub.

Qabiilada Ugu Badan Xildhibaanada Mooshinka Ka Gudbiyay Madaxweyne Farmaajo + Waa Sidee Xaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo gudbiyay mooshin xilka looga qaadayo Madaxweynaha...