Admin 2

Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Somaliland Oo Haddana Ka Tirsan Guddida Tacliinta Sare Oo Mushaharkii Laga Joojiyay Iyo Sababta

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi oo hadda ka tirsan guddida tacliinta sare ayaa Mushaharkii laga joojiyay, ka dib markii uu kasoo xaadiri...

“Farmaajo Iyo Khayre Waxa Ay Weerar Joogto Ah Oo Qaawan Ku Hayaan Qaranka Somaliland ” Madaxweyne Muuse Biixi

“Farmaajo Iyo Khayre Waxa Ay Weerar Joogto Ah Oo Qaawan Ku Hayaan Qaranka Somaliland ” Madaxweyne Muuse Biixi  

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Iyo Prof Samatar Oo Gaashaan-Buur Siyaasadeed Ku Midoobaya, +Xukumada Oo Ay Saluug Wayn Ka Qaban

Hargaysa(somalilandmirror)-Professor Axmed Ismaaciil Samatar iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsan Xisbi Xaakimka Kulmiye,kanna mid ahaa Siyaasiyiintii iyo...

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Abaal Marin Gudoonsiiyay Haweenay Madax Ka Ahayd Haayad Mashaaric Horumarineed Ka Fulisay Somaliland.

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Abaal Marin Gudoonsiiyay Haweenay Madax Ka Ahayd Haayad Mashaaric Horumarineed Ka Fulisay Somaliland.

Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Hogaanka Sare Ee Kulmiye Ku Eedayey Inay Ku Hawlan Yihiin Qorshe Xisbiga Lagu Bururinaayo.

Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Hogaanka Sare Ee Kulmiye Ku Eedayey Inay Ku Hawlan Yihiin Qorshe Xisbiga Lagu Bururinaayo.    

Xukumada Somaliland Oo Ku Fashilmay Xal U Helida Sicir Babarka Dalka Ka Jira + Xaalka Baanka Oo Noqday Fariin Massage Ah.

Xukuumada Uu gadhwadeenka ka Yahay Madaxwayne Muuse Cabdi Ayaa Gabi Ahaanba Ku Fashilantay In Ay Wax ka Qabto Sicir bararka Xadhkaha Goostay Ee Ku Habsaday Guud Ahaan...

Dawlada Qadar Oo Guul Cadho Abuurtay Ka Gaadhtay Imaaraadka

Qadar ayaa 4-0 ku garaacday waddanka Marti galiyay tartanka koobka Aasiya ee Imaaraadka Carabta, si ay u gaarto finaalka koobkaas, iyadoo ciyaartaasna ay taageerayaasha...

Akhriso :- Xadiga Lacageed Ee Madaxweyne Biixi Ku Amray Wasiiradiisa In Aaney Saxeexin Karin

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xakameyn ku sameeyey kharashaadka dawladdiisa, waxaana sannadkii hore uu golahiisa wasiirrada u gudbiyey waraaq...

Muxuu Noqonaya Xukunka Ka Dhalan Kara Eedaha Lagu Oogay Madaxweynihii Hore Ee Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar?

Madaxweynihii hore ee gobolka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Ilay) iyo 46 qof oo kale ayay xeer ilaalinta Itoobiya ku soo oogtay eedaymo la xidhiidha...

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Somaliland Ka Taageerayso Qabsoomida Dorashada Golaha Wakiilada.

Dawladda Ingiriiska, ayaa sheegtay inay taageerayso doorashada golaha wakiilada ee Somaliland ee mudaysan, waxaanay sheegtay in Ingiriisku horseed ka yahay farriin culus...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com