Admin 2

Pakistan Iyo IRAN Oo Gaadhay Heshiis Muhiim Ah.

Dowladda Pakistan iyo Iiraan ayaa ku heshiiyay dadaalo farsamo oo la xidhiidha horumarinta ganacsi ee u dhaxeysa labada Waddan. Labada dal oo ood-wadaag ayaa uga gol leh...

Sweden Oo Shaqaale Ka Qoranaysa Somaliland.

Midowga Afrika Oo Diiday Qorshaha Nabadda Bariga Dhexe Ee Madaxweyne Trump

Dalalka ku bahoobay urur goboleedka Midowga Afrika ayaa ka soo horjeestay qorshaha nabadda bariga ee madaxweyne Trump dhowaan shaaciyay. Guddoomiyaha Ururka Midowga...

Dowladda Ruushka Oo Xukun Adag Riday

Maxkamad ku taalla dalka Ruushka ayaa xabsi gaadhay lix illaa iyo 10 sanno ku xukuntay todoba xubnood oo ka mid ah shaqsiyaadka u ololeeya xisbiga midigta ee mucaaradka...

Askar Ka Tirsan Millatariga Turkiga Oo Lagu Dilay Dalka Suuriya

han askari oo ka tirsanaa ciidanka Turkiga ayaa lagu dilay weeraro ay millatariga Suuriya ku qaadeen fadhiisimaha ay kaga sugan yihiin gobolka Idlib. Wasaarada difaaca...

Daaw:Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Itoobiya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaaminayey oo si balaadhan loogu Soo dhaweeyey dalka Itoobiya. Waxaana weftiga...

Somaliland Oo Kaalinta 9-Aad Ka Gashay Goobaha Dalxiis Ee Caalamka.

Somaliland ayaa kaalinta 9-aad ka gashay goobaha dalxiis ee caalamka, iyada oo qayb ka noqotay goobo ku kala yaalla wadamada Turkey-ga, Iran ,Masar ,Suuriya,Urdun iyo...

Damacda Ruushka ee Dekedda Berbera, Madaxweyne Biixi oo ruushka wax ku soo bartay iyo dareenka Maraykanka.

Dawladda Ruushka ayaa u muuqata inay aad u danaynayso inay saldhig ka samayasto xeebaha Berbera ee Somaliland, haddii ay go’aankaas kaga dhabayso, wuxuu noqonayaa...

Nuxurka Waraysi Uu Telifishanka SABC La Yeeshay Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Somaliland.

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa shaaca ka qaaday inay natiijooyin wanaagsan ku dhamaadeen wada...

Baashe Yuusuf Cadde Oo Ka Mid Ahaa Xildhibaannadii Ugu Horreeyey Ee Ay Somaliland Yeelato Oo Geeriyooday.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com