Admin 2

Deg Deg Wakiilkii Somaliland Ee Dalka Finland Oo Xilkii iskacasishay.

Iscasilaad…! Aniga o ah Samia Muse Wakiilka Somaliland ee dalka Finland, laga bilaabo maanta o ay taariikhdu tahay 04.12.2019 Waxaan si rami ah iska casillay...

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Xaday Xiisad Ka Soo cusboonaatay Degaano Ka Tirsan Gobolkaasi.

Xukumada Somaliland Oo Shacabkeeda Uga Digtey Roobab Xoogan Oo Kusoo Fooleh +Gobolada Uu Ku Soo Wajahan Yahay

Puntland Oo Mar Kale Hadashay Ciidammo Ka Soo Goostay Maamulkeeda Oo Ku Soo Biirey Somaliland

Maamul gobolleedka Puntland ayaa markale ka hadlay ciidamo ka soo goostay Maamulkooda oo ku biirey Somaliland, kuwaasi oo dhowaan si weyn loogu soo dhaweeyay degaanka...

Xoghayaha Guud Ee Qarammada Midoobay Oo Qoddob Somaliland Khuseeya Ka Horjeediyey Golaha Ammaanka

Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay António Guterres, ayaa warbixin dheer oo uu ka jeediyey Golaha Ammaanka 2dii Bishan December, waxa uu ku soo qaaday qoddob ku...

Uhuru Kenyatta Oo Soo Jeediyay In La Baabi’iyo Soohdimaha Uu Sameeyay Gumeysiga

Uhuru Kenyatta Oo Soo Jeediyay In La Baabi’iyo Soohdimaha Uu Sameeyay Gumeysiga Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa ku baaqay in dadka Afrika aysan u ku kala qeybsamin...

Madaxweyne Biixi Oo Maamuusay Guddidii Hore Ee Doorashooyinka Somaliland.

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan sagoon ah la qaatay komishankii hore ee doorashooyinka qaranka ee dhawaan xilka ku...

Golaha Guurtida Oo Hadda Darajada Labaad U Dalacsiiyey Dagmooyin Ku Yaala Somaliland

Fadhi ay maanta iskugu imaadeen golaha guurtida Somaliland ayaa waxay wax ka baddel ku sameeyeen xeerka maamulka dagmooyinka iyo dawladaha hoose ee Somaliland....

Cali Khaliif Galaydh Oo Hargeysa Dib Ugu Soo Laabanaya & Dareenada Ku Xeeran Oo Xaalad Kale Abuuray.

Daawo:Xisbiga Ucid Oo Si Kulu Uga hadlay Lacagtii Xisbiyada Miisaaniyadda Ugu jirtay Oo ay Dowladu Badh ka jartay.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com