Admin 2

Maamulka Gobolka togdheer Oo Ku Guul Daraystay Inuu Sharciga Mariyo Dablaydii Weerarka Ku Qaaday Badhasaabka G Togdheer

Maamulka Gobolka togdheer Oo Ku Guul Daraystay Inuu Sharciga Mariyo Dablaydii Weerarka Ku Qaaday Badhasaabka G TogdheerTodobadkan Gudihiisa Waxaa Gobolka Togdheer Ka...

Khasaaraha Ka Dhashay Iska Horimaad Dhexmaray Ciidamada Boliska Gobolka Sool Iyo Dablay Hubaysan Oo Laga Soo Abaabulay Garoowe.

Ciidamada Booliska Gobalka Sool Ayaa Iska Dicaafay Weerar Ay Habeenkii Xalay Ku Soo Qaaday Jabhad Laga Soo Abaalabay  Garoowe Oo Uu Horkacaayey Kornay Faysal...

Nin Sameeyay Duulimaad Hawada Ah Oo Taariikh Cusub Dhigay.

Nin Faransiis ah oo magaciisu yahay Fanky Zapata ayaa noqday ninkii ugu horeeyay ee ka gudba Kanaalka Ingiriiska ee kala qeybiya dalalka Faransiiska iyo Britain isaga oo...

Maamul Xumo Baahsan Oo Ka Taagan Wasaarada Warfaafinta + Masuulintii Wasaaradaasi Oo Khilaaf Ka Dhex Curtay.

Kadib Mudo Sanad Ka Badan, Oo Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ah Muraayadii Qaranka Ay Dul Hoganayeen Dhibaatooyin Salka Ku Haya Maamul Xumo Iyo Maarayn La’aan...

Dawlada Farmaajo Oo Shaqaale Ka Kala Socda Somaaliya Iyo Soomaliland Shir Ugu Qabatay Hargeysa & Moganaanta Xukumadda Muuse Biixi.

Hotelka Ambasator ee magaalada Hargaysa waxa muddo todobad ah uu tababar dhanka shaqada ah uga socdaa shaqaalaha wasaaradaha dawlada faradaraalka ah ee Somalia.Waxa...

Dawladda IRAN Oo Soo Saartay Digniin Culus

Iran hadda kadib iskama indha tiri doonto dambiyada badda ee ka dhacaya Gacanka, waxaa sidaas maanta sheegay wasiirka arrimaha dibedda dalkaas, maalin kadib marki Tehran...

Maxa Ka jJira  IN Wasiirka Cadaalada Somaliland uu  Lunsaday 500 Kun Oo Doler Oo Deegaano Ka Tirsan Badhan Mashaariic Lagaga Hir-Gelin Lahaa?

Daawo;Xukuumada Somaliland Oo Lagu Tilmaamay Inay Dadkeedii Dayacday Iyo Dolerkii Oo Cirka

Madaxweyne Dalka Turkiga Erdogan Oo Shaaciyay Duulaan Uu Ku Fulinayo Gudaha Suuriya Iyo Sababta.

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, ayaa shaaciyay in dalkiisa uu qaadi doono hawlgal milateri oo ka dhan ah xooggaga Kurdiyiinta uu Maraykanka taageero ee ku...

“Anigu Muuse Madaxweyne Uma Aqoonsani, Nin Aargoosi U Yimid Meesha Oo Jabhad Ah Ayaan U Arkaa Ex Wasiir Maxamed Cabdilaahi Obsiiye.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com