Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay In Shidaal Laga Soo Saaro Soomaaliya.
Admin 2Jun 15, 2019
Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa ka digay shidaal wakhtigaan laga saaro dalka Soomaaliya. Warbixin ay soo saartay guddiga ka hortagga xayiraada hubka ee dalalka...
“Haddii Berri La Qabanayo Doorashooyinka Xisbiga WADDANI Waa U Diyaar ” Guddoomiye C/raxmaan Cirro.
Admin 2Jun 15, 2019
Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa boggiisa Facbook-ga ku faafiyay farriin ku saabsan qabsoomida doorashooyinka iyo mawqifka...
Dil Wadareed Argagax Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Galkacayo Iyo Tirada Dadka La Xaquuqay.
Admin 2Jun 15, 2019
Rag hubaysan ayaa xalay 9 qof ku dilay koonfurta Magaaladda Galkacayo ee gobolka Mudug, dilkan ayaa ka dambeeyay markii Koox ku hubaysan bastoolada ayaa xalay fiidkii ku...
” Ma Dhacayso In La Wareejiyo Dugsiga Farsamada Gacanta Burco ” Xildhibaan Axmed Cabdi Dhinbiil Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyey Xukumada Madaxwey Biixi
Admin 2Jun 12, 2019
” Ma Dhacayso In La Wareejiyo Dugsiga Farsamada Gacanta Burco ” Xildhibaan Axmed Cabdi Dhinbiil Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyey Xukumada Madaxwey Biixi
Arrin 20 Sanno Si Qarsoodi Ah Uga Dhaxeysay Israa’iil Iyo Imaaraadka Oo La Ogaaday.
Admin 2Jun 12, 2019
Wargeyska Macaarif ee laga leeyahay Israa’iil ayaa qoray inuu jiro xidhiidh gaar ah oo in ka badan 20 sanno si qarsoodi ah ugu dhaxeeyey Dowladda Imaaraadka Carabta...
“Xukuumadda KULMIYE Waxa Aan Ugu Baaqeynaa Inay Fuliso Heshiiskii Ay La Galeen Dr. Cali Khaliif Galaydh Iyo Maamulka Khaatumo ” Guddoomiye Cirro.
Admin 2Jun 12, 2019
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa boggiisa Twitterka ku faafiyay farriin ku socota madaxweyne Muuse Biixi Cabdi...
Dalwada Soomaaliya Oo Xukuumada Sweden Wax Ka Weydiisay Socdaal La Filayay Inuu Madaxweyne Biixi Ku Tago Dalkaas.
Admin 2Jun 11, 2019
Dawladda Sweden ayaa dawladda Soomaaliya ku wargelisay inaanay wax shaqo ah ku lahayn socdaal la filayay in Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi uu ku tago dalka...