Xukuumadda Oo Sheegtay In Aanu Madaxweynuhu Socdaal Ku Tagi Doonin Sweden.
Admin 2Jun 17, 2019
Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay, waxba kama jiraana ku tilmaamantay socdaalka la sheegay inuu Madaxweyne Muuse Biixi uu ku tagaayo Dalka Sweden. Wasiirka Wasaaradda...
Gudomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Madax-dhaqameed Beelaha Habar-Jeclo.
Admin 2Jun 16, 2019
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Casuumay madaxda dhaqanka Beelaha Bariga Burco. madaxda dhaqankan ayaa hormuud ka ah shir dhaqameed lagu...
Laba Qarax Oo Ka Dhacay Agagaarka Madaxtooyada Somaliya Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
Admin 2Jun 16, 2019
Wararka aan ka helayno agagaarka Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaadhi qarax ka buuxo uu halkaasi ku qarxay. Gaadhigaan ayaa la sheegay inuu si...
Qaramada Midoobey Oo War Ka Soo Saartey Xiisada Bariga Dhexe
Admin 2Jun 16, 2019
Sucuudiga ayaa doonaya in jawaab “degdeg ah oo go’aan leh” laga bixiyo weerarradii dhawaan lagu qaaday maraakiibta saliidda ee gobolkaa marayey. Wasiirka tamarta,...
Saddex Qof Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacaymagaalada London Ee Caasimada Dalka Ingiriiska.
Admin 2Jun 16, 2019
axaa sii kordhaya dilalka qorsheysan ee ka dhacaya magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. Hal qof ayaa lagu dilay weerar dhacay saacadihii la soo dhaafay taasi...
Xiisadda U Dhaxeysa Mareykanka Iyo Iiraan Oo Saameyn Ku Yeelatay Qiimaha Shidaalka Afrika.
Admin 2Jun 16, 2019
Sare u kac weyn ayaa laga dareemayaa suuqyada lagu iibiyo shidaalka gaar ahaan dalalka ku yaalla bariga Afrika. Arintaan ayaa waxaa loo aaneynayaa xiisadda sii kordheysa...