Admin 2

” Ururaddii Siyaasadda Ayaan furaya ” Madaxweyne Biixi.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay in la furayo tartanka axsaabta siyaasadda.

” Raaligelinta Farmaajo Waan Guddoomay, Mana Yeelayno Inuu Hargaysa Yimaado ” Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay in uu si buuxda u aqbalay raalligelinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo u soo...

Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deeganka Tukoraq Oo Ay Isku Horfadhiyaan Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Puntland.

Beesha HABAR-JECLO Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqday In Uu Wareejiyo Guddoomiyenimada KULMIYE.

Qodob Lagu Xallinayo Khilaafka Doorashooyinka Oo Loo Gudbiyey Biixi, Cirro Iyo Faysal.

Qodob Lagu Dhammaynayo Khilaafka Doorashooyinka Oo Loo Gudbiyey Madaxweyne Biixi, Guddoomiye Cirro Iyo Faysal Cali Waraabe

Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliland Oo Talaabo Ka Qaaday Askari Gabadh Gacan Qaaday.

Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliland Sareeyo Guute Maxamed Aadan Saqadhi ayaa sheegay in ay Talaabo ka qaadeen Sadex alifle Mahad Abdi Osman oo la ruqseeyay maadaama oo...

Madaxweyne Biixi Oo Aasaasay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyada Dalka Iyo Qaabka Loo Maamulaayo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-469/022020, uu ku Aas-aaska Sanduuqa...

Shacabka Oo Ka Gilgilshay Xogta Tibaaxaysa In Raysal Wasaare Abiy Axmed Uu Hargeysa U Soo Dudduucayo FARMAAJO

Guud ahaan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dareenkoodu mar qudha cirka isku-shareeray, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in la weedhaaminayo qorshe...

Madaxweyne Biixi Oo Maalinta Salaasada Ah Hor-tagaya Golaha Wakiillada.

Trump Oo U Hanjabay Dalalka La Macaamila Shirkadda Huawei

Safiirka Mareykanka ee Germany ayaa Axaddii sheegay in madaxweyne Donald Trump uu ku hanjabay inuu joojin doono sirdoonka uu la wadaago dalalka la macaamila shirkadda...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com