Admin 4

Daawo:- “Gudiga Covid19 Ha is Casilaan Oo Dadka Haka Hor Dhaqaaqaan” Afhayeenka Xisbiga WADDANI.

Xanuunkii Coronavirus Oo Somaliland Xadhkaha Goostay, Dhimashada Oo Korodhay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

Sideed iyo labaatan qof (28) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 22 qof waa rag, 6 qofna waa dumar Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:...

Wargeyska Addis Ababa Ka Soo Baxa Oo Sheegay In Abiye Axmed Uu Ku Fashilmay Dhexdhexaadintii Somaliland Iyo Soomaaliya

Wargeyska The reporter ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in dedaalkii uu Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ku doonayay inuu ku...

Daawo:- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Xasaasi Ah Lala Yeeshay & Su’aalo Kulul Oo Laga Wadiiyay Xaalado Taagan

Daawo:- “Guddoomiye Xuuto Isaga Ayaan Shaqadiisa Garanayn, Dan Gaar Ah Ayuu Wataa…” Xuseen Dayr

Daawo:- Qaramada Midoobey Oo Somaliland Ku Amaantay Qoddobo Mihiima Oo Xukuumaddu Fulisay Sanadkan.

Diyaarad Kale Oo Soomaali Kasoo Celisay dibedda Oo Kasoo Degtay Muqdisho + Sawiro.

Diyaaradii seddaxaad oo muwaadiniin Soomaaliyeed kasoo qaaday dalka Sacuudiga ayaa galabta kasoo degtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaaradan ayaa kasoo...

Sirdoonka Dalka Turkiga Oo Fashiliyay Inqilaab Ka Dhici Lahaa Dalka Tunis Iyo Cidda Ka Dambaysay

Booliis Iyo Dibadbaxayaal Isku Caydhsanaya Waddooyinka Magaalooyiinka Mareykanka Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

Booliiska iyo dibadbaxayaasha ayaa isku dhacay magaalooyiin ku yaalla dalka Mareykanka, xilli ay sii xoogaysanayan dibadbaxyada caradii ka dhalatay dilkii ninkii madowga...

[DEG DEG:-] Guddida Xanuunka Coronavirus Oo Amaawiir Cusub Shaaciyay Iyo Goobo Xidhnaa Oo Dib La Furaayo.

GO’AAMADA AY GUDDIDA COVID-19 KU SAMEEYEEN DIB U EEGIS IYO KAABIS: 1. GOOBAHA CIYAARAHA: Goobaha Ciyaaraha (sida: Garoomada, Playgrounds, Jimicsiga) waa la furi...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com