Admin 4

Somaliland Oo Shaacisay In Xidhay Xududaheeda, Dadkii Madaarka Kasoo Dagaayay Oo La Karantimeeyay Iyo Xaaladihii Ugu Danbeeyay.

Wasiir Ka Tirsan Xukumadda Madaxweyne Biixi Oo Shaqaalaheedi Fasaxday & Dareenada Ku Xeeran.

Daawo:- Waraysi Xasaasi Ah Oo Lala Yeeshay Siyaasigii Reer Togdheer Ee Xisbiga Ka Furtay Soomaaliya.

Xukuumada Somaliland Oo Dhimaysa Shaqaalaha Xafiisyada Dawlada Iyo Sababta Keentay.

Gudoomiyaha Haaya’da shaqaalaha ayaa bogaadiyay dedaaladda gudiga qaran ee ka hortaga Virus-ka dilaaga ah ee CORONAVIRUS iyo talaabooyinka Fayodhawr ee ay qabateen...

Maxaa Ka Jira In Amniga Madaxweynihii Hore Ee Somaaliya Sheekh Shariif Uu Halis Ku Jiro ?

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inuu jiro weerar la qorsheynayo in lagu qaado madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh...

Muxuu Yahay Heshiiska Ay Culimada Iyo Maamulka Puntland Ka Gaadheen xidhidda Masaajidyada?

Tan iyo markii dhawaan Soomaaliya looga dhawaaqay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka coronavirus ah, maamulka Puntland ee Soomaaliya waxa uu qaaday tallaabooyin looga...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caabuqa Corona Oo Fara Ba’an Ku Haya Caalamka

Waxaa wali fara’ ba’an ku haya caalamka cabuqa Corona oo galaaftay noolasha dad badan Cudurka ayaa u muuqda in aysan jirin qaarad uusan gaarin. Min...

Berbera Oo Aanay Ka Dhaqan Galin Amaradii Gudida Wacyigalinta Xanuunka Corona Virus Ee Somaliland.

Daawo:- Masuuliyiinta Dawlad Deegaanka Oo Sheegay In Hal Qof Oo Looga Shakisanyahay Caabuqa Corona Loo Diray Shaybaadh

Somaliland Oo Tallaabo Ka Qaadaysa Dadka Marfashyada Ku Qayila.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com