Admin 4

“Xasilooni Darrada Waxaa Dalka Ka Abuuray Kooxo Hore Iisu Abaabulay” Dawlada Itoobiya Oo Hanjabaad Culus Dirtay.

Xeer Ilaaliyaha guud ee Federaalka dalka Itoobiya Adaanech Abebe ayaa BBC u sheegtay dad masaakiin ah oo aan wax xiriir ah la lahayn dilka loo geystay Hachaaluu...

Xukun Ku Saabsan Madaxweyne Trump Oo Kasoo Baxay Maxamakadda Ugu Sarreysa Mareykanka.

Garsoorka maxkamadda ugu sarreysa dalka Mareykanka ayaa xukumay in xogta maaliyadeed ee madaxweyne Donald Trump ay eegi karaan kooxda dacwad oogeyaasha ah ee baaritaanka...

Ciidamada Ilaalada Madaxweynaha Kenya Oo Laga Mamuucay Cunista Jaadka.

Dhammaan kooxda ilaalada u ah madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa laga mamnuucay inay cunaan jaadka, sida ay shaaciyeen saddexda wargeys ee ugu waaweyn waddanka ee...

Ciidamada Qanka Somaliland Fadhiisin Ka Samaystay Koonfurta Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag + Sawiro.

Ciidamada Millateriga Somaliland ayaa fadhiisin Ciidan ka samaystay deegaanka Baraagaha-Qol oo Koonfur ka xiga degmada Dhahar ee gobolka Sanaag. Taliyayaasha Ciidamada...

Daawo:- Diyaarado Ayax Buufin Ka Bilaabaya Gobolada Bari Ee Somaliland Oo Burco Lagu Soo Bandhigay.

Daawo:- ” Wasiir Sulub Hadii Aanu Xamilayn Dhaliisha Wasaradiisa Gurigiisa Haku Cibadaysto” Xisbiga WADDANI.

Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Ee Taiwan Iyo China Oo Isweydaarsaday Hadalo Kulul Oo Salka Ku Haya Xidhiidhka Somaliland Iyo Taiwan.

Wasaaradaha Arrimaha dibedda ee Shiinaha iyo Taiwan ayaa iswaydaarsaday weerar iyo Weerar-celis dhinaca Warbaahinta ah oo salka ku haya Iskaashiga dhex maray Somaliland...

Daawo:- “Xukuumadu Kama Run sheegayso Wada Hadalkii Ay Somaliya La Gashay” Xisbiga WADDANI.

Hay’adda Caalamiga Ah Oo Musuq-maasuq Ku Eedeysay Xukumadda Madaxweyne Farmaajo.

Hay’adda caalamiga ah ee Caritas ayaa warbixin ay soo saartay waxay uga hadashay gargaarkii Somalia loogu deeqay ee ka hortaga cudurka COVID-19, kaasoo lagu iibiyo...

9 Qof Oo Hal Maalin Ku Geeriyooday Shilal Gaadhi Oo Ka Dhacay Somaliland + Sawiro.

Inta la xaqiijiyay 9 qof ayaa maanta shilal gaadhi oo goobo kala duwan ka dhacay ku geeriyooday gudaha Somaliland , tiro kalena way ku dhaawacmeen shilalkaasi . 5 qof...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com